Browsing: Somali
Shirkii 40-aad ee madaxda dalalka Iskaashiga Khaliijka ayaa goor dhoweyd oo hadda ah lagu soo gabagabeeyay magaalada Riyad ee caasimadda…
Golaha Wakiillada Puntland ayaa goor dhoweyd xasaanadii xildhibaannimo ka qaaday guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed).
Sirdoonka Dowladda Kenya ayaa shaacisay Macalin Iskuul degaanka ah oo la sheegay inuu hoggaaminayey weerarkii Jimcihii hore ka dhacay Wajeer…
Iyadoo uu dib u dhac ku yimid jadwalkii doorashada Galmudug ayaa waxaa socda waanwaan laga dhex wado Ahlu suna iyo…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa shaaciyey in Baarlamaanku aanu u kala tegi doonin Sharciga Doorashooyinka ee hadda…
Midowga Yurub ayaa maanta magaalada Muqdisho ku sameeyay bandhig sawirro oo lagu xusayo Marxuumad Alamaas Elman Cali oo 20-kii bishan…
XOG: Madaxweyne Farmaajo oo bilaabay Olole ka dhan ah Sharciga Doorashada ee Baarlamaanka hor yaalla
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Faramaajo ayaa bilaabay olole ka dhan ah Sharciga Doorashada ee hadda doodiisu ka socoto Baarlamaanka Federaalka…
Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil toogasho ah ku riday askari ka tirsanaa Ciidamada…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug uu…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa muuqaal uu soo duubay ku ku dhawaaqay inuu Alle uga towbad keenay khaladkii ku jiray…
Al Shabaab ayaa sheegatay inay howlgal ka fulisay Magaalada Muqdisho lagu dilay sarkaal sare oo ka ka tirsan ciidamada dowladda…
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa daah furay dhismaha Guddiga Guddiga Qaran ee Waxbarashada, Dhaqanka iyo Seyniska.
Laba wasiiradood oo ka mida xukuumadda Soomaaliya ayaa isku heysta Guddi, kadib markii Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka…
Wasiirka Duulida Hawada xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar oo hortegay xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa wajahay su’aalihii ugu adkaa ee kuy…
Waxaa furmay kulankii gaarka ee xildhibaannada Baarlamaanak Federaalka, kaasoo su’aalo lagu weydiinayo Wasiiradda Amniga Gudaha iyo Duulista Hawada ee xukuumadda…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya Afar qof oo isku qoys ahaa ay ku dhinteen Guri ku dumay kadib…
Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa War uu soo saaray ku sheegay in siyaasiga C/raxmaan C/shakuur laga…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in haddii doorasho dhici weyso mudadda xilkiisa uu…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa so jeediyey in muddo xileedka dowladda Soomaaliya uu noqdo…
Faahfahin dheeraad ah ayaa laga helayaa toogasho maanta ka dhacday Suuqa ugu weyn magaalada Muqdisho oo rag ku hubeysan Bistoolado…
