Browsing: Somali
Isbedelka ka socda dalka Itoobiya ee uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Abiy Ahmed ee ku guuleystay biladda Nabadda adduunka ayaa…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in mid ka mida mashaariicda ay xukuumadiisa hirgelineyso oo ah dhismaha…
Hogaamiyaha xisbiga Himilo Shariif Sheekh Axmed iyo xubno ka mida xisbigiisa ayaa maanta la kulmay safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald…
QOONDAHA MIISAANIYADDA 2020-KA TIRSI 00015 HALKU-DHIGGA SANNADKAN 2020-KA “KOBCINTA AWOODDA DOWLADDA DHANKA DHAQAALAHA & AMNIGA”
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa xilalkii ka qaaday wasiiradii Cadaaladda iyo Qosheynta Somaliland, isagoo magacaabay lix wasiir iyo shan…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in la hakiyey howlhii maamul u sameynta maamulka Galmudug oo la filayay in…
Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka (JDP) ayaa walaac weyn ka muujiyay faragelinta Madaxda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ku heeyso Doorashooyinka…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helay Jeneraal ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya oo lagu dilay xerada Damnaayo ee degmada Hodon,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi lagu dlay Jeneraal ka tirsanaa ciidamadda milateriga ee xoogga dalka.
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in la xiray laba ka mida odayaasha Gobolka Bari, oo dhaliil u jeediyey…
Guddiga Doorashooyinka Somaliland ee muranka ka taagan yahay ayaa kulankoodii ugu horeyay ku yeeshay magaalada Hargeysa, iyadoo doortay Gudoomiyaha Guddigaasi.
Laba xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana soo jeeda Galmudug ayaa si iska horjeeda uga hadlay ciidamada Itoobiya ee…
Waxaa la shaaciyey magacyada Odayaasha Dhaqanka Beelaha ee saxiixayaasha Galmudug ee soo xulaya Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug oo la…
Guddoonka Golaha shacabka ayaa guddi soo baara u saaray xayiraad ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Somalia ay saareen xildhibaanad ka…
Xildhibaan C/raxmaan Odowaa, ahna musharax u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa qoraal culus ka qoray xiriirka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaailya ee dalka Turkiga Cabdullaahi Jaamac Maxamed (Ceydiid) ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed uusan wax saameyn ah…
Shir madaxeedkii urur Goboleedka IGAD ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo dib habeyn lagu…
Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa qoraal furan u dirtay Ra’iisal wasaaraha…
Wararka ka imaanyaa Magaalada dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo ay dalbatay dowladda Soomaaliy ay gareen magaaladaasi si…
Dowladda Soomaaliya ayaa muddo ka badan toddobaad xayiraad saartay sawir-qaadihii la socday marxuumad Almaas Elman oo Arbacadii 20-ka bishan Novembar…
