Browsing: Somali
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa sheegay in xooggaga Wadaniyiinta ee Gobolka Banaadir oo uu dhisay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ay…
Safiirka dalka Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz iyo safiirka Qatar ee Soomaaliya Xasan Xamza oo la socda wafdi uu hoggaaminayo…
Maxkamadda Sare ee dalka India ayaa gaartay go’aan culus oo laga cabsi qabo inuu dib u soo nooleeyo xiisad u…
Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland ee xilka laga qaaday C/xakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) ayaa ka tegay caasimadda Puntland ee magaalada Garowe,…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay degmada C/casiis, gaar ahaan bar ay ciidamada ku leeyihiin agagaarka xeebta…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa fasaxday dhamaan shaqaalaha Dowladda maanta oo Sabti ah, iyadoo ujeedada fasaxa Shaqaalaha Dowladda lagu…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu ayaa shalay la wareegay xilka xoghayaha fulinta ururka IGAD, kadib markii…
Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka xukuumadda Soomaaliya ayaa warbixin kasoo saartay xaaladda gurmadka fatahaadda iyo cabsida laga qabo roobabka deyrta…
Iyadoo ay weli socdaan xiisado colaadeed oo ka taagan degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa mar kale xalay waxaa degmadaasi…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo hoggaaamiya Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegay inaysan aqbali doonin dastuurka oo lagu…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ay kasoo saartay xaaladda siyaasadda dalka ku sheegtay inay ku boorineyso dhammaan dhinacyada…
Maxkamada Ciidamada Puntland ayaa maanta shaacisay inay xukun dil toogasho ahaa ku fulisay 5 nin oo lagu eedeeyey inay ka…
Dilal salka ku haya xiisad colaadeed oo ka dhaxeysa beelo wada dega degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho ayaa sababtay dhimashada…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland ee maanta xilka laga qaaday Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) ayaa sheegay inuu sharci darro yahay xil ka…
Kadib markii Mooshin degdeg ah xilka looga qaaday saaka Guddoomiyihii Baarlamaanka maamulka Puntland C/xakiim Maxamed Axmed (Dhoobo-Daareed) ayaa goor dhoweyd…
Wararka laga helayo magaalada Garowe oo xiisad siyaasadeed ay ka jirtay ayaa sheegaya in xildhibannada golaha Wakiilada Puntland ay si…
Wararkii ugu danbeeyay Garowe ayaa sheegaya in Mooshin ka dhan ah guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland loo gudbiyey ku xigeenkiisa, iyadoo xalay…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya inay caawa is rasaaseyn dhex maray ciidamo ka wada tirsan…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose ayaa sheegayaan in weerar Bam Gacmeed ah lagu qaaday Guddoomiye ku xigeenka…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay la wareegtay ciidamadii maamulka Jubbalad ee ku sugnaa saddex…
