Browsing: Somali
Waxaa sii xoogeysanaya wararka ku saabsan qorshe lagu doonayo in xilka looga qaado Guddoomiyaha Golaha wakiilada Puntland C/xakiim Dhoobo-daareed.
Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Abuukar Islaw (Ducaale ) ayaa maanta dhagax dhigay dhisme…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digniin hor leh ka soo saartay Fatahaad laga cabsi qabo inay ka dhacdo Gobollada…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay bixineyso bisha Disembar 2019 shatiyadii ugu horeeyay ee baarista iyo soo saarista Shidaalka iyo…
Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Gurmadka Fatahadaha ee Culimada iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Alshabaab ayaa soo saartay muuqaal cusub oo ka hadlaya xaflad loo qabtay maleeshiyadii weerartay saldhigga Balidoogle ee cidamada Soomaliya iyo…
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa ku dhawaaqay lacag gargaar ah oo lagu caawinayo dadka ku waxyeeloobay dadka ku waxyeeloobay fatahaadda ka…
Hay’adaha Amniga Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe lagu baarayo shaqaalaha dowladda Soomaaliya, kadib markii ay soo baxeen kiisas ay…
Ciidamada Turkiga ee ku sugan waqooyiga dalka Syria ayaa gacanta ku dhigay haweeney la dhalatay hoggaamiyihii Daacich ee Abuubakar Al…
Haweeney lagu eedeeyay inay ka tirsaneyd Alshabaab ayaa maanta lagu xukumay 15 sano oo xarig ah, kadib markii lagu helay…
wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in garoonka Ugaas Khaliif ee magaaladaasi uu mar kale xirmay kadib markii ay…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun ku riday tiro ka mida xubno lagu soo eedeeyya Alshabaabnimo oo ay ku jirto…
Waxaa kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho madasha la baxday xisbiyada Qaran ee dalka oo ay ku bahoobeen siyaasiyiin ka horjeeda…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Maamul Goboleedyada dalka ay si qaldan u fahmeen nidaamka…
Diyaarad nooca xamuulka ah ee Milateriga oo sida qeybtii ugu horeysay gargaar ka yimid dalka Qatar ayaa maanta ka degtay…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa xil diblomaasiyadeed u magacawday wiil uu dhalay guddoomiyihii hore ee G/Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow.
Dowlada Kenya ayaa shaacisay in wafdigii ka qeyb galay caleemo saarkii madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islam ay ogolaansho ka heysteen…
Waxaa goor dhoweyd la shaaciyey tirakoobkii laga qaaday dadweynaha Kenya, iyadoo tirada dadka dalkaasi ay gaaray in ku dhow 48…
Waxaa dhowaan magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku haboobeen xisbiyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ka horjeeda…
Taliska Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa taliye u magacaabay saldhigga Booliska magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud oo ah magaalada ugu weyn…
