Browsing: Somali
Ciidamo cusub oo hor leh ayaa saaka laga dejiyey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo ay diyaarad ka qaaday magaalada…
Ururka Daacish qeybta Soomaaliya ayaa shaacisay nay u hoggaansan tahay oo ah Ballan (Beyca) cusub la gashay hoggaamiyaha cusub ee…
Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Chaakir Cali Xasan ayaa in Ahlu suna aysan dagaal diyaar u ahayn, isla markaana xaaladda…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho yimid guddoomiye ku xigeenka Bankiga Aduunka ee qeybta Afrika Hafez Ghanem oo booqashadiisii ugu horeysay ku…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadalay xaaladda ka taagan Galmudug ee u dhaxeysa dowladda…
Sheekh Maxamuud Shibli oo ka mida culimada waaweyn ee Soomaalida ayaa la weydiiyey waxa ay Shareecada islaamku ka qabto taallooyinka…
Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa Ahlu suna ugu baaqay inay dano gaara oo ay leeyihiin aysan…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu suna qeyb ka mida ay ku sugan yihiin xarunta…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo dhaqdhaqaaq ciidan oo ciidamada dowlada ay kula wareegayaan degaanada…
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ku dhaqaaqay tallaabo uu xilalkii uga qaaday 7 agaasime waaxeed oo…
Rasaas ayaa caawa laga maqlay magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kadib xiisad u dhaxeysay ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Ahlu…
Baadariyaasha Kirishtaanka ayaa madaxweynaha Mareykanka u sameeyay kulan ay ugu duceynayeen oo si qarsoodi ah uga dhacay aqalka Cad, iyadoo…
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka ayaa ku dhaliilay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo safarkiisii koobnaa ee…
Guddiga Doorashada Galmudug ee uu Ahlu suna ayaa shaaciyey Habraaca lagu soo xuli doono xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi la socda ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, oo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa shir jaraa’id oo degdeg ah qabtay ayaa ka digay colaad saansaanteeda ka muuqato gobolka Galgaduud.
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay in xisaab- xirka Miisaaniyadda 2017 ee maanta uu…
Maleeshiyo ka tirsan Ahlu sunaa is hortaag ku sameeyay Kolonyo uu la socday wasiirka Arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed…
Xildhibaaanada Baarlamaanka Federaalka ee Golaha shacabka Soomaaliya maanta ansixiyey xisaab xirka miisaaniyadda dowladda ee sanadkii 2017.
Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa farriin uu ku soo beegay maalinta 2-da Novembar oo la xuso…
