Browsing: Somali
Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda Somalia oo tegay magalada Beledweyne ayaa ka hadlay xaaladda dhabta ah ee ay ku…
Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday heshiis gaara oo la sheegay inay Soomaaliya isticmaalka dayax-gacmeed loo adeegsado arrimaha isgaarsiinta.
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la hor keenayaan xisaab-xirka sanadkii 2017 oo ahayd tii ugu horeysay ee ay ku…
Dowladda Eritrea ayaa Dowladda Eritrea ayaa war aan la fileyn kasoo saartay afgembi la isku dayey in dalkaasi laga sameeyo…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo degmada Qarsho kula hadlay odayaasha iyo Isimada Puntland ayaa sheegay in waxa kala dhaxeeya…
Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland jen. C/llaahi Fadal Iiman ayaa caawa ku geeriyooday Hargeisa, kadib markii uu xanuun muddo hayey loo…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa ka noqday dacwad uu faray xeer ilaalinta Puntland inay ku qaado xildhibaan ka tirsan…
Sida ay sheegeyso saadaasha ay sameeyeen ee cimilada waxaa hoos u dhacday halistii laga digay duufaan iyo roobab dabeylo wata…
Dowladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa deeq lacageed soo gaarsiiyey Guddiga Gurmadka Dowladda Soomaaliya, iyadoo qeyb labaad oo qalab ah ay soo…
Alshabaab ayaa magaalada Jilib uga dhawaaqay olole lagu magaacabo ‘Carabiyeynta Umadda” oo muddo lix bilood ah dadka lagu barayo.
Dowladda Uganda ayaa ciidamo cusub oo Boolis ah u soo direa Soomaaliya, iyagoo ku biiri doono ciidamada Booliska AMSOM ee…
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye aya faahfaahin ka bixiyey halka uu marayo xiriirka Dowladda Federaaka iyo Ahlu…
Ururka khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa War Bayaan ah oo uu soo saaray ku xaqiijiyey geerida hoggaamiyahoodii Abuubakr Al-Baghdadi, iyadoo…
Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa shirkoodii toddobaadlaha ahaa ee maanta ku ansixiyey miisaaniyadda sanadka soo socda ee 2020-ka, iyadoo uu…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka digay haddii aan degdeg wax looga qaban fatahaadda ka jirta Gobollo ka mida Soomaaliya…
Wasaradda Difaaca Mareykanka ayaa baahisay qeyb yar oo ka mida Muuqaal lag duubay howlgaliii lagu dilay hogaamiyaha Daacish Abubakar Albaqdaadi.
Odayaasha dhaqanka beelaha Galmudug oo ah saxiixayaasha rasmiga ah ayaa ka hor yimid in Ahlu suna la siiyo soo xulista…
Madaxda Dowladda Somalia ayaa shaaciyey inay mushaarkooda bishan sii dhammaaneyso ee Oktoobar 2019 ay ugu deeqayaan gurmadka fatahaadda ka dhacday…
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahayd Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiyihii Baarlamaanka dowladaasi Shariif Sheekh Axmed ayaa mar kale si…
Xafiiska xeer ilaalinta Puntland ayaa dacwad ku soo oogay xildhibaan Cawil Xasan Daad oo ka tirsan golaha Wakiilada Puntland, isagoo…
