Browsing: Somali
Waxaa goor dhoweyd looga dhawaaqay Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku bahoobeen dhowr xisbi siyaasadeed.
Iyadoo lagu howlan yahay dhismaha isbaheysi xoog leh oo ay ku jiraan siyaasiyiinta iyo xisbiyada waaweyn ee mucaaradka ku ah…
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun ku riday mas’uuliyiin iyo sarakiishii hore ee demada Maxaas, Gobolka…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa hoggaamin doona Madasha Isbaheysiga xisbiyadda iyo siyaasiyiinta…
Hay’adda Qaramada Midoobay ee Cuntada iyo Beeraha FAO ayaa ka digtay duufaan iyo roobab dabylo wata oo kusoo wajahan degaano…
Ra’iisal wasaaraha dalka Lubnaan Rafiiq Al-Xariiri ayaa ku dhawaaqay inuu xilka isla casilay, si toos ahna uu istiqaaladiisa u gudbinayo…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaliilay xukuumadda Soomaaliya lacag yar oo ay u…
Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo qoraal u diray Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa ku…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dib u celiyey sharci uga yimid Wasiirka Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Eng. C/llaahi Cali Xasan, waxayna…
Waxaa weli lagu la’ yahay Magaalada Baledweyne ilaa 10 qof oo ka mida dadkii ay la degtay Doontii ay la…
Wararka laga helayo Magaalada Baladweyne ayaa sheegaya inay weli socdaan gurmadka lagu raadinayo dadkii lagu waayey Doontii shalay ku degtay…
Madaxweyaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo muwaadiniinta ku dhibaataysan fatahaadaha deegaannada Hiiraan,…
Guddiga gurmadka fatahaadaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaciyeyin xaaladda Magaalada Baladweyne ay tahay mid halis ah oo u baahan gargaar…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in dad dhowr ah la xaqiijiyey inay ku geeriyoodeen Doontii saaka ku qalibantay…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sameeyay magacaabidii ugu horeysay tan iyo markii uu…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inuu jiro qasaare ka dhashay Doontii ku rogmatay saaka…
Wararka laga helayo Magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Doon ay la socdeen mas’uuliyiin ka tirsan Gobolka Hiiraan ay kula rogmatay…
Faahfaahin: Qarax waxyeello kasoo gaartay Shaqaalaha Nadaafadda Dowladda Hoose oo ka dhacay Muqdisho
Qarax miino ayaa dhaliyey qasaare dhimasho iyo dhaawac leh, kaasoo lala beegsaday shaqaalaha nadaafadda Dowladda Hoose ee Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay Sharciga Maamulka Dakhliga oo Hay’adda Lacagta iyo Bankiga Adduunka ay degdeg uga…
Weriye Cali Aadan Muumin oo ka mida weriyeyaasha magaalada Muqdisho, maantana ay xireen ciidamada Booliska xilli uu ku sugnaa Isgoyska…
