Browsing: Somali
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Qarax miino oo xalay lagu weerarray askar ka tirsan ciidamada Gaarka ah ee Booliska…
Madaxweynaha Galmudug ee waqtigiisu dhammaaday ee Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Qoraal uu soo saaray kusoo dhoweeyay Guddiga…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa magacawday Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Dowlad Gobaleedka Galmudug, oo ka kooban 13 xubnood oo ka kala socda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday ciidamo ka tirsan Booliska sida gaarka ah u tababarran…
Sarkaal u xirnaa dowladda Soomaaliya oo ay sheegtay inuu ahaa madixii Amniyaadka Alshabaab ee G/Banaadir ayaa mar kaliya laga war…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa maanta tegay xarunta UNSOM ee Xalane, halkaasoo uu kulan lula…
Guddoomiyeyaasha Baarlamaanada Soomaaliya iyo Jabuuti oo socdaal ku joogay magaalada Baydhaba ayaa dib ugu laabanaya magaalada Muqdisho, kadib markii ay…
Wadooyinka Muqdisho oo intooda badan hore loogu xiray dhinaca amniga ayna ka taliyaan dhagaxyo waaweyn oo magaalada kala qeybiyey ayaa…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la ogaaday inuu si gaara u neceb yahay dadka Soomaalida ah, isla markaana xilligii ugu…
Dowladda Soomaaliya ayaa dacwad rasmi ah oo ka dhan ah Kenya u gudbisay Hay’adda Caalamiga ah ee Duulimaadka Rayidjka ee…
Dowladda Jarmalka ayaa shaacisay in lacag gaarayso $73 milyan oo Doolar ugu deeqayso Soomaaliya, taasoo isugu jirta gargaar iyo horumarin.
Haweeneyda asalkeedu Soomaalida yahay ee ka tirsan Koongareeska Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa bilowday dacwad ay isaga fureyso saygeeda Axmed Xersi,…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ka mida iyo la-taliyeyaasha Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in xisbi…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu xusay maalinta dib u midowga…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay dacwad ku socoto diyaaradii Sabtidii 5-ta bishan Oktoobar ka degtay Garoonka diyaaradaha…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha G/Banaadir iyo ku-xigeenkiisa dhinaca maaliyadda oo…
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa shaaciyay in ciidamada Mareykanka ee ku sugnaa Dalka Siiriya ay halkaasi isaga baxayaan, iyadoo ay…
Waxaa sii xoogeystay jiritaanka qorshe in muddo ah la hadal hayey oo dowladda Federaalka Soomaaliya ku dooneyso inay maamul cusub…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho, kuna sii jeeda magaalada Baydhaba…
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baaralmaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Houmad ayaa goordhoweyd kasoo degay garoonka diyaaadaha magaalada Muqdisho.
Maamulka Jubaland ayaa ku gacan seyraya qoraal kasoo baxay Waasaaradda arrimaha gudaha iyo Federaalka dowladda Soomaaliya oo lagu sheegay qaabka…
