Browsing: Somali
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay Qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad ee maamulka Jubbaland iyo Doorashada…
Xiriirka dowldaha Itoobiya iyo Masar ayaa gaaray heerkii ugu xumaa muddo sanado ah, kadib markii ay burbureen wadahadalkii saddex geesoodka…
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo hadda ah hoggaamiyaha xisbiga KMG ah ee Himilo Qaran ayaa sheegay inuu dacwad ka…
Hey’adda Hormuud Foundation ayaa maanta waxay deeq Raashin gargaar ah oo isugu jirta Bariis, Sokor, Bur iyo Saliid u qeybisey…
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/Nuur (Janan) oo dowladda Soomaaliya u xirnaam…
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaciyey inuu dacwad ka dhan ah xukuumadda…
Waxaa magaalada Kismaayo ku sii jeeda mas’uuliyiin iyo madax kala duwan oo doonaya ka qeyb galka caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland…
Xubnahaha isbedel doonka Jubbaland oo shir ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa digniin u diray Madaxweynaha Puntland, madaxweynayaashii hore ee Somalia…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxay Diyaaradii maanta ka degtay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, iyadoo halkaasi ka dejisay siyaasiyiin iyo…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta saxiixay lacag gaareysa 317,000 oo doollar oo dib loogu dhisayo…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyey in Diyaarad maamulkaasi leeyahay ay jebisay xayiraadii saarneyd garoonka diyaradaha magaalada Kismaayo oo dowladda Federaalka ay…
Waxaa goor dhoweyd magaalada Kismaayo gaaray siyaasiyiin iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka qeyb galaya caleemo-saarka Madaxweynaha Jubbaland…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida madaxda hoggaamiyeyaasha xisbiyada siyaasadda ee dalka ayaa noqday siyaasiga Soomaaliga ah ay warbaahinta…
Cutub ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan la-dagaallanka Argagixisada ku qaadanaya magaalada Izmir ee dalka Turkiga, kaasoo…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan howlgallo ay wadaan ciidamada Amniga oo la sheegay…
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Somalia oo shaaciyey xilliga uu furmayo kalfadhiga 6-aad [Akhriso]
Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 6aad ee Golahaasi uu furmi doono aakhirka toddobaadkan.
Ciidamada Kumaandooska Xoogga dalka ee DANAB ayaa qirtay in taliyahooda uu ka badbaaday isku day lagu khaarijin lahaa oo ka…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtay in mar kale dib loo dhigo dhageysiga kiiska dacwadda Badda ee hor taalla Maxkamadda…
10 ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Kenya ayaa wajahaya halis ah inay kuraastooda waayaan, kadib markii Guddiga anshaxa, la-dagaalanka iyo ka…
Wakiilo ka socday dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa dood adag ku dhex martay Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ, kadib markii…
