Browsing: Somali
Madaxweyne Farmaajo oo Taliye ku xigeen cusub u magacabay Ciidamada Booliska Soomaaliyeed [Wareegto]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo dalacsiiyey, isla markaana Taliye ku xigeen u magacaabay Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif).
Waxaa goor dhoweyd magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madal ay ku bahoobeen xisbiyo siyaasadeed oo kasoo horjeeda dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo…
Wasiirka Maaliyadda maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay inuu qaadacay Shirka Iskaashiga Soomaaliya ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kadib markii dowladda…
Taliska Booliska ayaa farriin codsi ah u diray dadweynaha magaalada Muqdisho, kadib markii la xiray qaar ka mida wadooyinka caasimadda…
Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee ‘Somali Partenership Forum’ ayaa goor dhoweyd ka furmay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, iyadoo uu…
Isu socodka Wadooyinka muhiimka ah ayaa saaka la joojiyey magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo fara badan la dhigay wadooyinka caasimadda, lana…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa la sheegay inuu qaadacay shirak Madasha Iskaashiga Somalia ee maanta ka furmaya magaalada Muqdisho.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in shirkii caalamiga ahaa iskaashiga Soomaaliya ‘Somalia Partnership Forum” , kaasoo maanta oo Talaado ah…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa War cusub kasoo saaray weerarkii Alshabaab ku qaaday maanta Saldhigga ciidamada Mareykanka iyo…
Taliyaha Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab Gaashaanle Cabdiraxmaan Cumar Warsame (Jeeni-qaar) ayaa faahfaahin ka bixiyey weerarkii Alshabaab ku qaadeen Saldhigga…
Wasaaradda Gaashaandhigga Talyaaniga ayaa war kasoo saartay qarax ciidamadooda Magaalada Muqdisho lala beegsaday maanta.
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa war kasoo saartay weerarkii Alshabaab maanta ku qaadeen Saldhiga Ballidoogle ee Gobolka Sh/Hoose oo…
Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka qeyb galaya xaflad loogu dabaaldegayo guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Cumar…
T aliska Ciidammada Xoogga Dalka ayaa warkii ugu horeysay kasoo saaray weerarka Alshabaab saaka ku qaadeen Saldhigga Ciidamada Ballidoogle, sida…
Alshabaab ayaa war degdeg ah kasoo saartay weerarka ay maleeshiyo ka tirsan ku qaadeen saaka Saldhigga ciidamada iyo garoonka Diyaaradaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kolonyo ka tirsan ciidamada Talyaaniga ee ku sugan Muqdisho lagu qarxiyey agagaarka…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar culus oo ku bilowday qaraxyo lagu qaadya saldhigga weyn iyo Garoonkii diyaaradaha…
Alshabaab ayaa mar kale soo bandhigtay odayaal iska diiwaan geliyey degaanadooda iyo ergooyin qaarkood ay soo doorteen Guddoomiyihii hore ee…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa su’aalo adag ka keenay qaabka loo sii daayey Nin…
