Browsing: Somali
Madaxwweynaha waqtigiisu dhammaaday ee xilka Siihaya maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle (Xaaf) ayaa dib uga laabtay wakiilashadii Wasaaradda Arrimaha Gudaha…
Dowladda Soomaaliya ayaa War Cad kasoo saartay ninka lagu magacaabo Cwaahid C/ Khaliif Cabdi (Ciise Tarabuun) oo Booliska dowladda Kenya…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda hoggaamiya xisbiyo siyaasadeed oo mucaarad ku ah dowladda…
Wasiiro, xildhibaanno, aqoonyahanno, ganacsato iyo qaybaha kala duwan ee ka soo jeeda gobolka Gedo ayaa manta isugu yimid kulan gaar…
Waxaa mar qura lagu soo baraarugay digniin xalay kasoo baxday Booliska iyo Sirdoonka Kenya oo ku saabsanaa in dalka Kenya…
Alshabaab ayaa shaacisay wareysi lala yeeshay Ismiidaamiyihii isku qarxiyey Saldhigga ciidamada milateriga Ceel-Saniini ee Gobolka Sh/Hoose oo la sheegay in…
Dab xoog leh ayaa ka qabsaday xarun Tareen oo ku taalla magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga, iyadoo weli ay…
Maxkamadda racfaanka Maamulka la baxay Somaliland ayaa xukun kama danbeysa ah ku ridaa Weriyaha caanka ah ee C/Maalik Muuse Coldoon…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax miino lala beegsaday Kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM oo ku socdaalayey…
Xaflad si heer sare ah loo agaasimay ayna ka soo qayb galeen Wasiirro, xildhibaanno, aqoonyahanno, Culimaa’udiin, ururka haweenka qaranka, ganacsato…
Wararka laga helayo dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in sarkaal ilaalo gaara u ahaa Boqorka Sacuudiga lagu dilay magaalada magaalada Jiddaha…
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in milateriga Somalia iyo AMISOM ayaa Duqeyn ku dileen Horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan…
Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa warar is-khilaafsan oo kala duwan kasoo saartay diyaaradaha tegaya magaalada Kismaayo oo hore xayiraad loo…
Ciidamada Booliska Dowladda Kenya ayaa shaaciyey inuu dalka Kenya soo galay ninka lagu magacaabo Ciise C/khaliif Cabdi (Ciise Trabuun), iyagoo…
XIldhibaanno iyo siyaasiyiin mucaarad ku ah madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmajo oo ay wehliyaan tageerayaashooda ayaa dagaal kale ka qarxiyey…
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa si rasmi ah uga codsaday Boostada Turkiga inay gacan ka…
Siyaasiga reer Kenya ee kasoo jeeda Gobolka Soomaalida ee W/Bari oo hadda mucaarad ku ah dowladda Uhuru Kenyatta Faarax Macallin…
Dowladda Somaliya ayaa markii ugu horeysay in muddo ah waxay dhisme u iibisay Safaaradda Somalia ee dalka Mareykanka oo ku…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya dabley hubeysan ay toogasho ku dishay haweeney waayeel ah oo ku ganacsata suuqa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xariga ka jaray dhismaha cusub ee safaaradda Soomaaiya ka furatay magaalada Washington…
