Browsing: Somali
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ayaa maanta kulan Qado sharaf ah gurigiisa ugu sameeyay xildhibaannada Baarlamaanka K/Galbeed, iyadoo kulankaasi looga hadlay mustaqbalka…
Taliska Booliska Soomaaliyeed oo isbedel ku sameeyay habka bixinta Warqadda Denbi la’aanta ee CID-da oo hore dhibaato badan loogu qabay,…
Dowladda Mareykanka ayaa xayiraad ku soo rogtay 7 qof oo Kenyaan ah, kuwaasoo lala xiriiriyey inay taageeraan argagixisada, sida lagu…
Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed Finish ayaa xarunta safaaradda Mareykanka ee aagga Xalane kulan kula…
Kooxdii ugu horeysay oo tahriibayaasha ku sugan dalka Liibiya oo ahaa qaxooti ku sii jeeday Yurub ayaa la geeyay dalka…
Saraakiisha ciidamada Dowladda ee ka howlgala Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegay inay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ku dileen howlgal ay ka…
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku ansixiyey Qorshaha 9-aad Horumarinta Qaranka oo Golaha ay u soo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Caawa khudbadiisii ka jeediyey fadhiga 74-aad ee Golaha Guud ee Q/Midoobay xarunta Q/Midoobay ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Somalia ay ku qanacdo go’aanka Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ ay kasoo…
Wararka aan ka heleyno gobolka Gedo ayaa sheegaya in dadka ku dhaqan halkaasi ay isaga barakaceen guryahoodi, kaddib markii ay…
Shirkii Golaha Wasiirada ee Jubbaland oo waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo, iyadoo uu guddoomiyey Madaxweynaha dib loo…
Dowladda Qatar ayaa ugu baaqday dhinacyada iyo kooxaha siyaasadda ee Soomaaliya inay meel iska dhigaan khilaafaadka u dhaxeeya, una midoobaan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Gaari maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu xiray Gaari nooca aanay xabbadu…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax Gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in bannaanbax looga horjeedo dowladda Somalia, laguna dalbanayo sii deynta Wasiirkii Amniga Jubbaland…
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay inay Kenya sii wadi doonto sidii xal saaxiibtinilo loogu heli lahaa muranka Xuduudka Badda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay kulan gaara oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaalia Maxamed Cabdullaahi iyo marwadiisa Seynab Cabdi Macalin ayaa ka mid noqday madaxda caalamka ee ka qeyb…
Ciidamada Milateriga ee Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in howlgal ay ka fuliyeen Gobolka Sh/Hoose ay ku laayeen maleeshiyo ka…
Dowladda Kenya ayaa warkii ugu horeysay kasoo saartay kulankii xalay magaalada New York ku dhex maray madaxweynayaasha dalalka Somalia iyo…
