Browsing: Somali
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsme ayaa qormo dheer ka diyaariyey Muuqaallo Video ah oo Alshabaab dhowaan baahiyeen oo ku saabsanaa Qaraxyada…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ee xarunta KG ah ee maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamo badan la…
Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada qalabka ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda oo 17-kii bishii…
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in halkaasi ka socoto qabanqaabada soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi la…
Midowga Afrika ayaa markii ugu horeysay soo faragelisay Kiiska Dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya, kadib markii ay dacwad u…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa goor dhoweyd war rasmi ah kasoo saartay Dhageysiga Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia…
Guushii ay xulka Qaranka K/Cagta Somalia kasoo hooyeen ciyaartii koowaad ee is-reebreebka koobka Adduunka 2022 ee ka dhacay shalay dalka…
Waxaa xalay dalka Sudan looga dhawaaqay xukuumad cusub oo dalkaasi yeelanayo, kadib kacdoonkii xukunka looga tuuray madaxweynihii hore ee dalkaasi…
Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa lagu dhawaaqay inuu geeriyooday, wuxuuna ahaa 95 sano jir.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Hambalyo u diray ciyaartoyda iyo macallimiinta Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya, kadib guushii…
War goor dhoweyd kasoo baxay Maxkmadda Caalamiga ah ee Cadaaladda Adduunka ICJ) ayaa lagu go’aamiyey in dib loo dhigo dhageysiga…
Xulka Kubada Cagta Qaranka Soomaaliya ayaa guul kasoo hooyey lugtii koowaad ee is reebreebka ciyaaraha koobka K/Cagta Adduunka oo sanadka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray saldhigga Booliiska Dhuusamareeb iyo xarumaha ciidamada kumaandoosta Danab iyo…
Golaha Wasiirada Maamulka Jubbaland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa war cusub kasoo saaray xariga dowladda Federaalka ee…
Xeer ilaaliyaha Somalia oo shaaciyey in Dowladda Kenya Qarka u saaran tahay inay ka baxdo Dacwadii..
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa shaaciyey in Dowladda Kenya ay qarka u saaran tahay inay…
Ciidamada Amniga ayaa garoonka diyaaradaha Muqdishoka qabtay wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) oo ku sii jeeday dalka…
Dowladda Somalia oo ugu danbeyn War kasoo saartay Ajnabi-naceybka South Afrika & xaaladda Soomaalida
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu danbeyn War ka soo saartay dhibaatooyinka Ajnabi naceybka ee ka qarxay dalka South Afrika oo…
Wararka laga helayo dalka Masar ayaa sheegaya in wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa si…
Dowladda Somalia ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay dalabka Kenya u gudbisay Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ, kadib markii galabta uu…
Hay’adda Iftin Foundation ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 4 bisha Septeembar 2019 soo bandhigtay sahan ay ku samaysay ardayda…
