Browsing: Somali
Qarixii labaad oo is-miidaamin ah ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii Mooto nooca Bajaaj-ka ah ay ku qaraxday…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna guddoomiyaah xisbiga UPD ayaa iska fogeeyay war muran dhaliyey oo kasoo yeeray…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Kharye ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad…
Hay’adda Amnesty International oo ku baaqday in degdeg Maxkamad loo soo taago Wasiir C/rashiid Janan
Hey’adda caalamiga aha ee xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa soo dhoweysay xariga Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur (Janan),…
Siyaasiyiintii ugu badneyd ee kasoo jeeda Beesha H/Gidir oo ka socda Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka iyo…
Saraakiisha ciidamada xoogga dalka ee dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay degaano cusub oo ay Alshabaab ka talinayeen, kuwaasoo ku yaalla…
Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u…
Odayaasha Beesha Xaaji Saleebaan ee H/Gidir ayaa caddeysay inay qeyb ka ahayn shirka Dib u heshiisiinta Dhuusamareeb ee Beelaha Galmudug,…
Taliyihii hore ee Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ka hadlay qaab dhismeedka dowladda Somalia, isagoo sheegay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay kulan isugu yeeray xubnaha labada Aqal ee Barlamaanka Soomaaliya…
Gaari laga soo buuxiyey Waxyaabaha qarxa oo is-miidaamin ahaa ayaa saaka lagu weerarray EX. Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho, iyadoo…
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsan…
Waxaa la shaaciyey xilliga uu furmayo shirka dib u heshiisiinta beelaha Galmudug ee magaalada Dhuusamareeb, iyadoo uu halkaasi ku sii…
Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyey in shaqada Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan waxaa ay si caadi ah…
Munaasabad lagu soo bandhigayay Ardeydii ku guuleysatay Imtixaankii ay ka qaaday shirkadda Hormuud qaar ka mid ah Ardeydii sanad dugsiyeedka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeerkiisii ugu horeeyay ku tegay xarunta maamulka gobalka Banaadir tan…
Qaar ka mida xildhibaannada kasoo jeeda Galmudug ee ka tirsan Xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud…
Dowladda Somalia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xariga magaalada Muqdisho loogu geystay Wasiirkii Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan Nuur…
Maamulka Jubbaland ayaa War cad kasoo saartay xariga magaalada Muqdisho loogu geystay Wasiirkii Amniga maamulkaasi C/rashiid Xasan Janan, iyagoo ka…
Alshabaab ayaa shaacisay tirada odayaasha dhaqanka ee ay diiwaangelisay, kadib markii ay ka faa’iideysteen muddo 45 Casho ah oo ay…
