Browsing: Somali
Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb gaaray ergada beesha Saleebaan H/Gidir oo hore u qaadacay shirkaasi, iyagoo ku biiray shirka dib u…
Toogashooyin ka dhacay dalka Mareykanka ayaa lagu dilay ugu yaraan 5 qof, iyadoo lagu dhaawacay 20 kale, iyadoo falkan uu…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil khaarijin ah oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii koox hubeysan ay…
Maamulka Jubbaland ayaa War Cad kasoo saatay Go’aankii Golaha wasiirada Dowladda Federaalka oo ku saabsanaa inaysan aqoonsaneyn Doorashadii Jubbaland iyo…
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur oo maanta ay ciidamada Nabadsugidda Somalia ee…
Wararka laga helayo Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Dowladda Somalia ay ka qabteen…
Dowladda Somalia iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis mashruuc lagu dhisayo Wadooyinka magaalooyinka xeebaha ku yaalla ee Muqdisho iyo…
Xafladii xil wareejinta Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) oo habeenkii Khamiista ee 29-k Ogost ka dhacday…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dalka Japan u jooga ka qaybgalka Shirweynaha 7-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD7) ayaa maanta…
Guddoomiyaha cusuub ee Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdiso Cumar Maxamud Maxamed (Finish) ayaa maanta ku shaqo bilaabay xarunta Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inuu halkaasi ka socdo Bannaanbax lagu diidan yahay go’aanka dowladda Somalia kasoo saartay…
Ciidamada AMISOM oo ka socda dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, iyadoo qeyb ka ah ciidamada…
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Dowladii Xasan Sheekh oo ka mida saxiibada ugu dhow madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan C/raxmaan…
Qoraal xalay kasoo baxay Waasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey shaacisay inay maanta fasax yihiin dhammaan…
Dowladda Somalia ayaa mar kale maanta ciidamo cusub u daad gureysay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, kadib markii diyaarad ka…
Dowladda Somalia ayaa go’aansatay in ciidamo Itoobiyaan ah oo ka mida AMISOM la geeyo Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, kadib…
Danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya u magacawday dalka India Faadumo C/llaahi Maxamuud (Insaaniya) laga guddoomay Waraaqihii Aqoonsiga safiirnimo, kadib markii…
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay ciidamo ka tirsan AMISOM si degdeg loo geynayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug oo…
Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir Cumar Maxamuud Maxmed [Cumar Filish] oo khudbad ka jeediyey xafladii uu xilka kula wareegay xalay ayaa…
Diyaaradaha dagaalka Imaaraadka Carabta ayaa weerarro cirka ah ku qaaday ciidamada dowladda sharciga ah ee Yeman oo uu hoggaamiyo Madaxweynaha…
