Browsing: Somali
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Guddiga Dastuurka Maamulka Jubbaland uu aqbalay labadii qodob ee ay wateen Wakiilada…
Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo maanta gaaray wafdi ka socda Beesha caalamka oo uu hoggaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ( Xasan Cali Khayre ayaa booqday askartii ciidamada dowladda ee shalay ku dhaawacmay weerarkii Alshabaab ku…
Kooxda Macaawisley ee dagaalka kula jirta Al-shabaab ayaa sheegtay inay weerar ku qaadeen degaanka Luuq Jeelow ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo…
Waxaa maanta ku sii jeeda magaalada Kismaayo wakiilio ka socda beesha caalamka oo dadaal ugu jira in xal loo helo…
Musharaxa xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland ee ka mida garabka muraaaradka C/naasir Seeraar ayaa digniin u jeediyey xildhibaannada iyo Senatoorada Kismaayo…
Waxaa galabta magaalada Kismaayo lagu dhaariyey baaralmaankii labaad oo ay soo xuleen Guddiga Doorashada ee Musharixiinta isbedel-doonka Jubbaland, kaasoo barbar…
Waxaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee KMG ah ee Jubbaland xildhibaannada Mucaaradka ku ah dowladda Somalia ee ka tirsan labada…
Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Alshabaab Saaka ku qaadeen Degmada Awdheegle oo dhowaan ay ka qabsadeen…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in weriye sawir-qaade ah oo la howlgala ciidamada Dowladda uu ku dhintay Qarax…
Guddiga Dooorashooyinka Jubbaland ee uu magacaabay Axmed Madoobe ayaa soo saaray waqti cusub oo ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha maamulkaasi oo…
War goor dhoweyd kasoo baxay Alshabaab ayaa lagu sheegay in tobanaan askari oo ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya lagu dilay…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar ku bilowday Qarax is-miidaamin ah ku qaaday degmada Awdheegle…
War ay faafisay warbaahinta ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Afhayeenkii guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay halkaasi ka socdaan ololeyaal iska horjeeda oo ku saabsan Doorashada maamulkaasi oo…
Kulan magaalada Maka ku dhex maray Madaxweynaha Somalialnd iyo wasiiro ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dood weyn ka dhaliyey…
Qoraallo kala duwan oo ka soo baxay maamul Goboleedka Puntland iyo xisbiyada siyaasadda ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore -Xasan Sheekh…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa War kasoo saaray Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland, isagoo hambalyo u diray xildhibaannada cusub ee maanta…
Alshabaab ayaa isku dayda inay xubno ku dhex yeelato hay’adaha dowladda Soomaaliya, iyagoo u kala qeybsan saddex nooc oo ay…
Waxaa Goor dhoweyd magaalada Kismaayo lagu qabtya munaasabad lagu dhaariyey Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland oo xalay ay magacyadooda shaaciyeen…
