Browsing: Somali
Waxaa si weyn loo hadal hayaa oo dood weyn ka dhaliyey baraha Bulshada Sawirro ay xajka wadajir ugu galeen madaxweynaha…
Guddiga Doorashada Musharixiinta kasoo horjeedda Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa soo saaray Liis cusub oo ah xildhibaannada Jubbaland…
Musharixiinta xilka Madaxweynaha ee Jubbaland ee kasoo horjeeda Axmed Madoobe ayaa qaadacay xildhibaannada ay soo xuleen Guddiga Doorashooyinka maamulkaasi.
Guddiga Doorashada Maamulka Jubbaland ee uu magacaabay Madaxweynaha mar kale u taagan xilka Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa ku dhawaaqay…
Qeybta Alkataa’ib warbaahinta u qaabilsan Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta baahisay Muuqaal dheer oo laga sameeyay qaraxyadii waaweynaa ee ay ku…
Wararka laga helayo magaalada Maka ee dalka Sacuudiga ayaa sheegaya in xujey Soomaali ah ay ku lumeen inta u dhaxeysa…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin ajnabi ah oo kasoo jeeda dalka Kenya.
Waxaa sii kordhaya tartanka loogu jiro xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo uu dhowaan ka geeriyooday Marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng.…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay magaaladasi, qaraxaasi oo ahaa nooca Miinada ee Dhulka lagu…
Dowlado islaami ah iyo Muslimiin ku nool dalal ay ku yar yihiin ayaa maanta ay u tahay maalintii koowaad ee…
In the next 14 days, Somalia’s semi autonomous region Jubbaland will have a new president, as campaigns intensify ahead of…
-Ciidammada kumaandooska ee xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal Qorsheysan ka fuliyey deegaanka Shaam ee Galbeedka inta ka xiga degmada Awdheegle,…
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay faragelin iyo xaalad abuur ka wado doorashada Jubbaland.
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa ka hadlay mqaamka caasimadda Muqdisho, isagoo sheegay inuu isagu kasoo shaqeeyay…
Muqdish oo si weyn looga Ciiday & Ra’iisal wasaaraha oo kala qeyb galay Boqolaal shacab ah [Sawirro]
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa boqolaal shacab ah kala qeyb galay munaasabadda Ciidu adxaa iyo salaadii Ciida…
Qoraal ka soo baxay Gole ay leeyihiin Odayaasha Dhaqanka Jubbaland ayay uga dalbadeen Beesha Caalamka inay soo farageliyaan Doorashada Maamulkaasi…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.
Wararka laga helayo magaalada Cadan ee dalka Yeman ayaa sheegaya in ciidamada Golaha Gooni-u-goosadka Koonfurta Yeman ayaa caawa qabsaday Madaxtooyada…
Xog laga helay saraakiisha Amniga ee gacanta ku haya kiiska Qaraxii ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir ayaa sheegeysa in muddo…
Hay’ada Qaabilsan qurxinta kacbadda Barakeysan ee Maka Almukarama ayaa bedeshay Daaha ku wareegsan Kacbada oo sanad kasta marka la gaaro…
