Browsing: Somali
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa su’aalo badan ka keenay qaraxii ka dhacay xarunta…
Xaaladda magaalada Dhuusamareeb ayaa kacsan, kadib markii ciidamo ka amar qaata hoggaamiyaha Ahlu suna Macalin Maxamuud oo ka tegay degaanka…
In ka badan 2 Milyan oo qof ayaa maanta oo Sabti ah 9-ka Bisha Dulxaj oo ku beegan 10-ka Ogost…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa soo saaray amar ah in magaalada Baydhaba ay isaga…
Waxaa Maalintii afraad galay dagaalka ka socda magaalada Cadan ee dalka Yeman oo xarun u ah dowladda la aqoonsan yahay…
Wararka laga helayo magaalada barakeysa ee Maka ayaa sheegaya in Xujey fara badan oo Soomaali ah ay ku dayacan yihiin…
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laba haween ah ay ku lug lahaayeen qaraxii 24-kii July ka dhacay guriga dawladda Hoose…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka Aroortii Salaadii subax ka hor shaacisay Warbixin hordhac ah oo ku saabsan Qaraxii 24-ka…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hor yimid qaabka ay Dowladda Somalia u maamuustay Geerida Guddoomiyihii Gobolka Banaadir oo u…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa sheegay in Alshabaab ay u babac dhigi waayeen ciidamada Soomaliya oo ay uga soo…
Maxamed C/raxman Yariisow oo jeediyey Khudbadii Qoyska Marxuumka ee isu soo bixii Muqdisho [Sawirro]
Wiilka ugu weyn caruurta Marxuum Yariisow oo lagu magacaabo Maxamed C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa jeediyey khubadii Qoyska Marxuumka ugu talogaleen…
Wararka laga helayo Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in falal kala duwan oo allagu dilay 5 qof ay ka dhaceen duleedka…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inaan la aqoonsan doonin natiijo kasta oo kasoo baxda Doorashada Jubbaland…
Garoonka Banaadir ee K/Cagta oo loo yiqiin Konis Stadiun, ahna kan ugu weyn ee hadda shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa maanta…
Dowladda Somalia aya warbixin hordhac ah kasoo saartay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee 24-ka July 2019 lagu qaaday xarunta G/banaadir oo…
Waxaa shan maalmood kadib socdaalkiisa magaalada Kismaayo soo gabagabeeyay wafdigii uu hoggaamineyay Wakiilka Urur Goboleedka IGAD ee Somalia Mohamed Ali…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay amar lagu diiwaangelinayo Dugsiyada Waxbarashada dalka, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha…
Waxaa la qabanqaabinayaa isu-soo bax weyn oo loogu Duceynayo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir marxuum C/raxmaan Cumar Cusmaan oo Isbitaal…
Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee kasoo horjeeda madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddi…
Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inaysan qabsoomui karin oo aanay suurtogal aheyn Doorashooyinkii Golayaasha wakiilada iyo…
