Browsing: Somali
Faahfaahinn dheeraad ah ayaa laga helay Haweeney ay warbaahinta dowladda sheegtay inay maanta isku qarxin rabtay Ciidamada Booliska Saldhiga degmada…
Taliyaha cusub ee Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika – AFRICOM Gen. Stephen Townsend ayaa shalay socdaal aan hore loo shaacin…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada degmada Baardheere ay toogasho ku dileen haweeney la sheegay inay ahayd…
Ciidanka klumaandooska Xooga Dalka ee Danab ayaa weerar rogalcelis ah kala kulmay maleeshiyada Alshabaab, kadib markii ay ka qabsadeen degmada…
Mooshin Kenya awood kula wareegeyso Xuduudka Badda Somalia oo la gudbiyey [Aden Barre oo qeyb ka ah]
Hoggaamiyeyaasha laba isbaheysi ee Baaralmaanka Kenya ayaa ku midoobay Mooshin ay wadajir u saxiixeen oo ku saabsan Dacwada Somaliya iyo…
Xukuumadda Somalia ayaa fasax saddex maalmood ah u dirtay shaqaalaha dowldda, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay wasaaradda shaqada iyo…
Sida ay sheegeyso xogta laga helay ilo dhinaca amniga ah waxaa lasoo gabagabeeyay baaritaankii Hay’adaha Amniga ku hayeen qaraxii ka…
Shan Xisbi siyaasadeed oo si KGM ah u diiwaangashan iyo Isbaheysiga xildhibaannada la baxay Badbaado Qaran ayaa qoraal ay soo…
Madaxa Xukumadda Galmudug ee fadhigiisu magaalada Dhuusamreeb Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa dalbaday inuu Ra’iisal wasaare Kheyre si degdeg…
Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey maanta in la xiray kalfadhigii shanaad ee Baarlamaanka Federaalka, xilli uu…
Faahfaahin ayaa laga helayaa Dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan suuqa Bakaaraha oo lagu khaarijiyey Nin la heegay…
Kadib Geeridii Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Marxuum C/raxmaan Cumar Yariisow waxaa si xowli ah ku socda tartanka loogu jiro xilka…
Ciidamada Danab ee Xoogga dalka ayaa isku fidiyey agagaarka degmada Aw-dheegle oo ay shalay ka qabsadeen maleeshiyaadka Alshabaab, iyagoo howlgallo…
AlShAbaab ayaa soo bandhigay qeybtii labaad Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaasoo iska diiwaan geliyay maamullada K/Galbeed iyo…
Musharixiinta isbaheystay ee ka horjeeda Axmed ayaa kulan gaara magaalada Kismaayo kula yeeshay wafdiga IGAD ee uu hoggaaminayo Wakiilka IGAD…
Qoraal ka soo baxay xoghayaha joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in shaqaalihii Agaasinka Bii’ada ee…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa Lacag u diray Guddiga Dhismaha Garoonka KUbadda Cagta ee C/llaahi Ciise oo…
Waxaa Magaalada Muqdishmaanta sii rasmi ah uga bilowday imtixaanka qabuulka ah ee loogu gudbayo Deeqda waxbarasho ee Shirkadda Hormuud Telecom…
Guudoomiya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Qatar u fadhiya…
Ciidamada kumaandooska ee xoogga dalka ayaa la wareegay degmada Aw-dheegle ee Gobolka Sh/Hoose oo ay hore uga talinayeen maleeshiyada Alshabaab.
