Browsing: Somali
Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay Doorashada muranka ka taagan yahay ee maamul Goboleedya Jubbaland, kadib booqasho uu ku-xigeenka xoghayaha Arrimaha…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun ka gaartay nin u dhashay dalka Ingiriiska oo ku eedeysnaa inuu khalkhal geliyay amniga Garoonka…
Ugaaska Beesha Cawlyahan Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane ayaa si weyn uga hor yimid qorshaha Axmed Madoobe ku doonayo…
Qoraal ka soo baxay maamulka G/Banaadir ee uu xilka sii hayo Guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maaliyadda ayaa lagu sheegay…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray xoghaye ku xigeenka Arrimaha dibadda Mareykanka ee dhinaca dhanka Siyaasadda, David Hale, kaasoo isla…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in koox dabley ah ay rasaas ku fureen Gaari dadweyne oo mareeyay duleedka…
Kadib kulan magaalada Kismaayo ku dhex maray madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Taliyaha Ciidamada AMISOM Gen. Tigabu Yilma ayaa…
Xoghayihii hore ee joogtada ahaa ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Somalia C/salaam Salwe ayaa soo jeediyey in saraakiisha amniga dowladda Federaalka…
Hoggaaminaya xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay dowladda Somalia inay lahayn qorshe cad oo ay ku wajahdo caddowga…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kormeer dhiirri gelin ah ugu tegay ciidamo cusub oo Milteri ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dabley hubeysan ay saaka ay Suuqa Siinaay ku dishaly Sarkaal la ka…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Saakay xukun Dil toogasho ku fulisay labo ka mida Dil-sugeyaashii Al Shabaab ee hore loogu…
Urur Goboleedka IGAD ayaa faragelin ku sameeyay Doorashada Jubbaland ee la filayo inay aakhirka bishan dhacdo, kadib is mari waa…
Munaasabada Ciidul Adxaa ee sanadkan ayaa inta badan dalalka Islaamka looga dabaaldegi doonaa maalinta Axadda ee 10-ka Dulxaj ee sanadka…
Eng. Cabdiraxmaan – Yariisow ayaan maanta soo aasnay. Waxaa meydka la socday Marwadiisa iyo carruurtiisa. Waxaana garoonka hore u joogtay…
Ciidamada ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa shaaciyey inay qabteeb Markab siday shidaal oo marayey Badda Khaliijka, iyadoo ku eedeysay inuu Markabkaasi…
9 qof ayaa lagu dilay, 16 kalena waa lagu dhaawacay toogasho ka dhacday magaalada Dayton ee Gobolka Ohio, saacado kadib…
Madaxda dowladda Somalia ayaa dhammaantood ka qeyb galay aaska qaran ee maanta magaalada Muqdisho loogu sameeyay Guddoomiyihii G/banaadir C/raxmaan Cumar…
Wasiirkii hore ee Qorshaynta dowlad Goboleedka Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa ka badbaaday Qarax lala beegsaday gaarigiisa xilli uu saaka…
Wararka hadda laga helayo Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay magaaalada oo ah xarunta Ganacsiga maamulka Puntland.
