Browsing: Somali
Nin ka mida caddaanka xagjirka ah ee Cunsuriga Mareykanka ayaa toogasho ku laayey dad ka badan 20 qof, kadib markii…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay qeybtii koowaad ee Odayaasha dhaqanka beelaha Soomaalida ee ku sugan Hirshabeelle, kuwaasoo ka faa’iideystay cafiskii Alshabaab…
Meydka Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa goor dhoweyd Saaka laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada…
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo ka mida la-taliyeyaasha fara badan ee madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dilka guddoomiyihii Gobolka Banaadir…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa tasci ugu tegay qoyska iyo ehelka uu ka geeriyooday guddoomiyihii gobalka Banaadir Eng.…
Ciidamada dowladda ee la wareegay amniga magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka mida ciidamada sida gaarka ah u tababarran ee milateriga…
Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid, taas…
Waxaa maanta dib u dhac ku yimid Aaskii Qaran ee la qorsheeyay in loo sameeyo Guddoomiyihii hore ee G/banaadir, ahaana…
Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe ayaa markii ugu horeysay kashifay hanjabaadda lagu hayo iyo halista…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho, kadib markii uu muddo 40 casho ah…
Waxa magaalada Muqdisho kla socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta shixnad Daawo ah oo lagu qaaday diyaarad gaarsiiyay isbitaalka magaalada Dhuusamareeb…
War hadda soo dhacay ayaa sheegay in qarax xoog leh goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadadda Afisyoone,.…
Kooxda Ahlu Suna ayaa ugu danbeyn maanta lagu dhawaaqay inay si buuxda amniga magaalada Magaalada Dhuusamareeb ugu wareejisay Ciidamada Dowladda…
Duqa magaalada London ee dalka Ingiriiska Sadik Khan ayaa farriin tacsi ah u diray qoyskii, eheladii iyo dadka Soomaaliyeed ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay inuu murugada la qeybsanayo madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna farriin tacsi…
Maxamed C/raxmaan Cumar Cusmaan waa wiil uu dhalay guddoomiyihii hore ee G/Banaadir, wuxuuna taageero aad u weyn ka helay kumanaan…
Iyadoo lagu jiro qabanqaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho Marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, ahna guddoomiyaha Xisbiga Cadaallada Iyo Horumarka JDP Gen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa tacsi u…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya aaska guddoomiyihii…
