Browsing: Somali
Guddoomiyihii Gobolka banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa maanta ku geeriyooday isbitaalka Hamad General Hospital ee magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka…
Wadarla laga helayo magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa xaqiijinaya inuu goordhow dhaawicii soo gaaray u geeriyooday guddoomiyihii Gobolka Banaadir…
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay inuu ka danbeeyay Askari ka tirsan…
Warsaxaafadeed goor dhow kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu iska celiyey jinsiyadii…
Xuuthiyiinta dalka Yeman ayaa saaka Gantaal nooca Plastic-da ah ku weeraray saldhig ciidan oo ku yaalla magaalada Cadan ee xarunta…
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo ku xigeenkiisa Mahdi Maxamed Guuleed ayaa farriimo hambalyo ah u diray…
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo dhoweeyay ciidamo Kumaandoos Soomaali ah oo lagu soo tababarray dalka Turkiga, kuwaasoo qeyb ka ah…
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa War kasoo saaray Geerida Suldaanka Beesha Gaaljecel Suldaan Rashiid Suldaan Cumar Durre (Suldaan…
Suldaanka Beesha Gaaljecel ee Jubbooyinka Sudaan C/rashiid Muuse Durre ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Kismaayo, kadib…
Wararka Laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in caawa koox Dabley ah ay weerar ku qaadeen Nabadoon ka mida odayaasha…
Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa maanta la soo taagay nin u dhashay dalka Ingiirksa, laguna magacaabo Andrew Braian Irlam, kadib markii…
Diyaarad ku sii jeeday magaalada magaalada Baydhaba oo ka duuli rabtay Garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa la…
Safiirka dalka Kenya u fadhiga Soomaaliya Lucas Tumbo ayaa maanta tegay xarunta wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya, isgoo kulan la yeeshay…
Nin loo maleynayo inuu yahay qofkii ugu da’ weyn ee xaj u taga magaalooyinka Barakeysan ee Sacuudiga ayaa sanadkan ka…
Odoyaasha iyo waxgaradka ka tirsan Beesha Sacad oo ku sugan magaalada magaalada Hobyo ayaa go’aan cusub ka qaatay Shirka dib…
Maamulka Somaliland ayaa eryay afar ka mida Ardayga Barnaamijka Shaqada Qaran ee shalay la halday saxaafadda iyagoo ka warbixiyey Musuqmaasuq…
Maxkamadda Alshabaab ee Gobolka Hiiraan ayaa xukun dil ah ku fulisay Nin lagu eedeeyay inuu fara-xumeyn ah kula kacay dhowr…
Nin si lama filaan ah u dhex galay xaflad uu khudbad ka jeedinayey madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sababay inuu…
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa shaaciyey sababta uu uga baaqday safar la…
