Browsing: Somali
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qatar C/risaaq Faarax Cali ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda caafimaad ee dhaawacyada loo qaaday dalka…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyr, ayaa maanta kormeeray ciidamada xoogga dalka ee ka tirsan guutada 15-aad ee taliska…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan la yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka Dastuurka ee Baarlamaanka…
Waaxda cadaaladda dalka Mareykanka ayaa sheegtay in la xiray laba wiil oo Soomaali ah oo doonayey inay ku biiraan ururka…
Warrka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegay in madaxweynaha maamulka Jubbaland uu ciidamo cusub ku wareejiyay amniga magaalada Kismaayo.
Ciidamada Booliska maamulka Somaliland ayaa xabsiag u taxaabay Afar saxafi oo ka mida Wwriyeyaasha ka hwolgala Somaliland, oo u shaqeeya…
Wararka laga helayo magaalada Cadaaddo ayaa sheegaya in kulan ay maanta yeesheen Odayaasha Beesha Saleebaan ee magaalada Cadaaddo iyo Guddiga…
Iyadoo aan xal kaam dambeys ah laga gaarin xiisadda siyaasadeed ee ka dhex alsoosantay Xukuumadda Soomaaaliya iyo Ahlu suna ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Ahlu suna ay magaaladaasi kusoo rogay amarro dhinaca amniga ah oo ka…
Sheekh Cali Maxamuud Xasab (Wajiis) oo la sheegay inuu yahay La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka ayaa ka…
Amniga Xarumaha Muhiimka ah ee Dowladda Soomaaliya ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo lagu kordhiyey ciidamo iyo feejignaan sare, waxaana…
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh iyo wafdi Xildhibaano ah ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka…
Sida ay sheegayaan xog laga soo xigtay saraakiisha Amniga magaalada Muqdisho waxaa laga digay baabuur qaraxyo sida inay ku jiraan…
Afhayeenk ciidamada dalka Burundi ayaa shaaciyey in lix askari loog dilay weerar Alshabaab ku qaaday ciidamadaasi ku sugnaa duleedka degmada…
Iyadoo uu soo baxay qorshe dowladda Somalia ay ku dooneyso in Sheekh Mukhtaar Roobow Cali u wareejiyo xabsi Guri, lagana…
Xildhibaan Cabdi Shire Cayaar-jecel ayaa weerar ku qaaday xukuumadda Soomaaliya isagoo ku eedeeay xil gudasho la’aan, wuxuuna soo jeediyey in…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) iyo dowladda Somalia ayaa warar is-khilaafsan kasoo saaray duqeyn 27-kii bishan ka dhacday buuuaha…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ay xukun dil ah ku riday…
Xarakada Alshabaab ayaa shaacisay inay degaanadeeda ku qulqulayaan odayaasha dhaqanka Alshabaab ee soo xulay Baarlamaanka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyda,…
Hoggaaminaya Ahlu-suna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa ka hor yimid ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka oo la geyn lahaa magaalada…
