Browsing: Somali
Guddigii Gurmadka ee Qarixii xarunta maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo gabagabeeyay qeybtii hore ee gurmadka degdegga ahaa, waxayna soo saareen…
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa maanta hortegay Guddiga Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, iyadoo su’aalo laga weydiiyey arrinta…
Wadahadal loogu kala dab qaadayo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo hoggaamiyaha Ahlu Suna Macalin Maxamuud ayaa ka…
Xog dheeraad ah ayaa laga helayaa xarunta Gobolka Banaadir ee Qaraxu ka dhacay Arbacadii 24-ka July 2019, iyadoo la ogaaday…
Waxaa magaalada Muqdisho weli ku xayiran ciidamo loo diyaariyey Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo la filayey in la…
Wararka laga helayo magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa sheegaya in Qalliin kale lagu sameyn doono guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan…
Wararka laga helayo magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa sheegaya inuu geeriyooday mid ka mida dhaawacyadii loo qaaday dalka Qatar…
Waxaa maanta lasoo gabagabeeyay dhageysiga Dacwada nin ka tirsan Kooxda Daacish oo falal dilal ah ka fuliyey magaalooyinka Muqdisho iyo…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa yeeshay Ku-sime sii wada xilka, kasoo ah ku xigeenka Guddoomiyaha Gobolka maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mas;uul ka tirsan maamulka Gobolka banaadir uu maanta ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer,…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in madaxda Ahlu suna ay dalab adag hor dhigeen Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan…
Ciidamo gadoodsan ayaa la wareegay Garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb, iyadoo amar ku bxiiyey inaysan wax diyaarad ah kasoo degi karin…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa difaacay sababta uu u joojiyey cambaareynta qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho iyo tacsida loo…
Guddoomiyaha degmada Xamarweyne C/qaadir Maxamed C/qaadir oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii Arbacadii ka dhacay xarunta maamulka G/banaadir…
Waxaa isbitalka Hamad ee magaalada Doha lagu daweynayaa 12 qof oo ah dhaawacyadii laga qaaday magaalada Muqdisho ee uu ka…
Taliyaha cusub ee loo magcaabay hoggaanka Ciidamada Mareykanka ee Africa AFRICOM Gen. Stephen J. Townsend ayaa maanta si rasmi ah…
Inkastoo war rasmi ah aanu kasoo bixin hay’adaha Amniga dowladda Soomaaliya oo ku saabsan qarixii Arbacadii ka dhacay xarunta maamulka…
Afhayeenka Ciidamada ururka Al-Shabaab C/casiis Abuu-muscab ayaa faafaahin ka bixiyay weerarkii Arbacadii ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay isugu yeeray Taliyeyaasha laamaha amniga ee Amniga Caasimadda Muqdisho, kadib in ka…
Iyadoo maamulka Gobolka banaadir uu sheegay in qaraxii shalay ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka banaadir lagu tuhunsan yahay inuu ahaa…
