Browsing: Somali
Dhaawaca Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan ayaa goor dhoweyd loo duuliyey dalka Qatar, iyadoo diyaarad caafimaad oo milateri ka…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa su’aalo badan ka keenay qaabka uu u dhacay qaraxii…
Golaha Wasiirada dowlad goboleedka Jubbaland oo maanta shir ku yeeshay magaalada Kismaayo ayaa soo saaray go’aan ay ku hakiyeen xiriirkii…
Madaxweynihii dalka Tunisia Beji Caid Essebsi ayaa ku geeriyooday caasimadda dalka Tunisia ee Tunisa, sida lagu sheegay war kasoo baxay madaxtooyada…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda qabanqaabadii ugu danbeysay ee lagu doonayo in dibadda loogu qabo dhaawacyada qarixii is-miidaaminta ahaa ee…
Xog hordhac ah ayaa laga helayaa ciddii ka danbeysay qarixii shalay Galab ka dhacay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo ahaa…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka Banaadir oo…
Xaaladda caafimaad ee Guddoomiyaha Gobolka banaadir C/raxmaan Cusmaan Yariisow ayaa la sheegay inay ahay mid adag, kadib markii laba qalliin…
Dowladda Somalia ayaa War kasoo saartay qarax galabta ka dhacay xarunta maamulka G/banaadir ee magaalada Muqdisho oo sababay qasaare dhimasho…
Xarakada Alshabaab ayaa goor dhoweyd war kasoo saartay Qaraxa galabta ka dhacay xarunta maamulka Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir oo geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxii is-miidaaminta ahaa ee ka adhacay xarunta maamulka G/banaadir oo xilligaasi uu ka socday…
Qarax Is-miidaamin ahaa ka dhacay xarunta maamulka Gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho, degmada Xamarweyne, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan.
Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hor timid Liiska Odayaasha Jubbaland ee Guddiga Doorashada maamulkaasi uu soo saaray, iyadoo ka digtay in…
Guddiga Doorashooyinka maamulka Jubbbaland ayaa sixitaan iyo dib u eegis ku sameeyay Liiska Odayaasha Dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaanada Cusub…
Warbaahinta dalka Imaaraadka Carabta ayaa qortay waxa laga yaqaan ganacsadaha ku soo baxay Warbixinta Wargeyska New York Times ee la…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad tababar loogu soo xirayo saraakiil iyo sarakiil xigeen ka…
Warbixinta uu qoray Wargeyska New York Times ee ku saabsan loolanka dalalka Khaliijka ku dhex maraya Soomaaliya ee gaaray in…
Maamulka Puntland ayaa shacisay inay soo bandhigeyso baaritaanka dilka agaasimihii Dekadda Boosaaso ee shirkadda Shirkadda P&O Ports Paul Anthony Farmosa…
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay 10-ka Arday ee ugu sareeyay imtixaanka Dugsiyada Sare ee Shahaadiga ee sanadkna 2018-2019.
