Browsing: Puntland
Maxkamadda ciidamada Qalabka-sida ayaa xukuno isugu jira Dil toogasho iyo Xabsi ku riday saddex eedeysane oo lagu eedeeyay inay ka…
Wararka laga helayo Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Al-shabaab ay la wareegeen degaano ka tirsan gobolkaasi.
Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland aya saaka qabsaday Xarunta Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland ee Magaalada Boosaaso, iyagoo ka gadoodsan in xuquuqdooda…
Waxaa maanta magaalada Garowe dil qisaas ah lagu fuliyey Faarax Cabdi Maxamed oo hooyadiis ku dilay degaanka Jalam ee Gobolka…
Maxkamada Darajada kowaad ee ciidamada Qalabka sida iyo denbiyada Culus eeGobollada Nugaal ayaa maanta xukun ku riday saddex dhallinyaro ah…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in caawa Maqribkii halkaasi lagu dilay nin rayid ah oo xilligaasi ku jiray…
Waxaa laga cabsi qabaa inuu cudurka Coronavirus soo laba kacleeyo degaanada Soomaalida, kadib markii dunida oo dhan uu saameyn xoog…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa si degdeg ah uga dhoofay magalada Muqdisho isagoo kusii jeeda magaalada Nairobi ee dalka…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa shaacisay in safiirka Mareykanka uu martigeliyay kulan looga hadlay arrimaha Amniga iyo dagaalka lagula jiro…
Madaxweynaha Puntland siciid C/llaahi Deni ayaa si kulul u weerarray natiijada Imtixaanka Dowladda e Dugsiyada Sare ee Bartamaha iyo Koonfurta…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa khudbad goor dhoweyd ka jeediyey shir soo dhoweyn ah oo beelaha Muqdisho ugu sameeyaan…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo Muqdisho u yimid dhammeystirka Heshiiska Doorashada ee lagu gaaray Dhuusamareeb III ayaa lasoo baxay Shuruudo…
Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) iyo Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa su’aalo weydiiyey Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo maanta…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa magaalada Muqdisho kulamo iyo shirar xiriir ah oo uu la yeelanayo madaxda xisbiyada, siyaasiyiinta…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inuu caawa baaqday shirkii wadatashiga ahaa ee la filayey inuu u furmo Madaxweynaha…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa tegay hoyga madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud,…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa Wakiilada Beesha Caalamka kula kulmay Garoonka diyaaadaha Muqdisho,…
Safiirka Mareykana ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa kulan degdeg Garoonka Muqidsho kula yeeshay Madaxweynayaasha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubaland…
Madaxweynayaasha JUbbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho oo ay…
Iyadoo madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland maanta laga sugayo magaalada Muqdisho, kadib cadaadis ay saartay Beesha Caalamka si ay qeyb uga…
