Browsing: Puntland
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay duleedka degmada Jariiban ku dileen laba wiil oo walaallo…
Khilaaf ku saabsan qeybsiga qeyb ka mida kheyraadka dalka ayaa ka dhex qarxay dowladda Federaalka iyo laba ka mida maamulada…
Kooxda Khilaafada Daacish ayaa shaaciyay is-miidaamiyihii fuliyay qarixii xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari.
Shan qof oo uu ku jiro qofkii is-miidaamiyay ayaa ku dhintay 11 kale waa ku dhaawacmeen qarax caawa ka dhacay magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, Puntland ayaa sheegaya in qarax weyn uu ka dhacay halkaasi.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay sarakaal ka tirsanaa ciidamada Booliska.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku dhaqaaqday tallaabo ay kula tartameyso dowladda Federaalka dhinaca shirarka caalamiga ah.
Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in laba maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa qas-wadayaal ku tilmaamay Kutlad isbaheysi ah oo xildhibaano ka tirsan
Ciidamada Booliska Galmudug ee magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku dhigay Gaari laga soo dhacay dhinaca waqooyi ee magaalada oo ay…
Maxkamadda degaanka Burtinle ee Gobolka Nugaal ayaa xukun xabsi ah ku riday nin lagu eedeeyay inuu kufsaday gabar yar oo…
Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubba ayaa u dhoofay shirka London ee 11-ka bishan uu ka furmi doono shirka arrimaha Soomaaliya.
Wrarka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in xalay halkaasi lagu dilay nabadoon caan ah oo koox hubeysan ay toogteen.
Koox diimeedka cusub ee As-saaciduun Bilxaq ayaa khilaaf ka dhex abuurtay maamul Goboleedka Puntland.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa sheegay in dowladda Federaalka
Ciidamada ammaanka ee Gobolka Bari ee Puntland ayaa gacanta ku dhigay walxaha qarxa iyo shan rag ah oo abaabulayay qaraxyo ka…
Madaxweynaha C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa muddo toddobaad ah ku sugan dalka Itoobiya ayaa kulan la yeeshay wasiiro ka tirsan…
Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa lagu qabtay Qaraxyo loo diyaariyay in magaaladaasi ka dhacaan kadib howlgallo ciidamada Boolisku qaadeen.
Wararka laga helayo Gobolka Bari ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay buuraleyda Galgala ee Gobalka Barri.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo ka qeyb galaya shirka 6aad ee Amniga Afrika ayaa khudbad ka jeedinaya shirka.
