Browsing: Puntland
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in rasaas culus ay goor dhoweyd ka bilaabatay galbeedka magaalada Gaalkacyo.
Mas’uulka ka danbeeya xiisada colaadeed ee ka taagan magaalada Gaalkacyo iyo dagaalada ku soo noqnoqday ayaa la ogaaday.
Maamul Goboleedka Puntland ayaa magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigtay galabta laba askari oo ay sheegtay inay ka tirsan yihiin ciidanka xoogga Soomaaliya…
Dowladda Mareykaka ayaa warkeedii ugu horeeyay kasoo saartay duqeyntii ka dhacday degaanka Jeexdin ee duleedka Magaalada Gaalkacyo iyo xiriirka maamulada…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa war-saxaafadeed layaab leh kasoo saartay xaaladda magaalada Gaalkacyo, iyadoo ku eedeysay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo garab…
Madaxweynaha Soomaaliya ee xilka sii haya ayaa baaq kale kasoo saaray xiisada colaadeed ee ka taagan magaalada Gaalakcyo ee Gobolka…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu dagaal kale ka dhex qarxay ciidamada maamulada Galmudug iyo Puntland.
Odayaal ka kala socda kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland ayaa wadaxaajood ay maanta isugu yimaadeen ku gaaray heshiis ku saabsan…
Wararka ka imaanaya Magaaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Saaka ay galbeedka Magaaladaasi ay ka dhaceen rasaas…
Madaxweynaha Puntland ayaa 20 xubnood oo isugu jira siyaasiyiin, xubno ka tirsanaa urarada bulshada iyo qurbe joog u soo sharxay…
Madaxweynaha Puntland ayaa shaaciyay liiska xubnaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya u soo sharxday maamulkiisa.
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in rasaas goosgoos ah ay ka dhaceyso magaaladaasi.
Guddiga doorashooyinka Dadban ee maamulka Puntland oo ah guddi heer Goboleed ah ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan sharuudaha laga…
Puntland ayaa dib u bilowday saaka dhismaha maxjarkii xoolaha ee muranku ka dhashay, kaasoo dhaliyay dagaal shalay dhex maray labada…
Xaladda magaalada Gaalkacyo ayaa saaka degan iyadoo ay jirto xiisad colaadeed oo labada maamul ka dhex jirta markii au saxaafadda…
Warsaxaafadeedkii ugu yaabka badnaa ayaa kasoo baxay maanta Madaxtooyada Puntland, kaaso intiisa badan ku saabsanaa duqeyntii Mareykanku ku qaaday degaanka…
Ugu yaraan afar qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dagaallo soo cusboonaaday oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacayo, sida…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray dagaalada saaka ka qarxay magaalada Gaalkacyo e u dhaxeeya ciidamada…
Wararka laga heleyo magaalada Gaalkaco ayaa sheegaya inuu saaka dagaal ka dhex qarxay ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug.
C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa magaalada Garowe ka sheegay in Soomaaliya aysan ka jirin doorasho dadban balse ay socoto kororsiimo…
