Browsing: Puntland
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa la sheegay in looga yeeray magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya,…
Hogaamiyaha maamul goboleedka Puntland C.abdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay saddex qorshe oo u furan maamulka Puntland kadib markii ay…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa diiday lacag malaayiin doolar ah oo dowladda Federaalka ay siisay, kadib is faham…
Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay saddex kalena way ku dhaawacmeen idagaal xalay xeebta ceelaayo oo 30 KM dhanka waqooyi…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa qarka u saaran inuu ku dhaco shirqool siyaasadeed kadib markii ay diiday qaabka doorashada 2016, isla…
Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa sheegay in qaababka looga gudbayo 2016 ee hor yaala Soomaaliya…
Madaxtooyada Puntland aya war ay soo saartay ku sheegay inuusan jirin wax heshiis ah oo dhex maray wakiilada beesha Caalamka…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya shirarkii halkaasi uga socday wafdiga beesha caalamka iyo madaxda dowlad…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa si kulul u weeraray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh isagoo sheegay inuu diidana federaalka…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Maxamuud Farole ayaa warbaahinta uga warbixiyey waxyaabihii ay kawada hadleen wakiilka Q/Midoobay ee…
Wafdigii wakiilada Beesha caalamka ee shalay tegay magaalada Garowe ee xarunta maamul Goboleedka Puntland oo sii wada kulamadoodii ayaa kulan…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 09-Feb-2016…
C/weli Gaas: “Dad meelo kale laga soo kireystey ee dhibaatada wada gacan bir ah ayaan ku qabaneynaa”
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta ku soo laabtay xarunta maamulkiisa ee magaalada Garowe ayaa sheegay inay ka…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in caawa magaaladaasi lagu dilay nin ganacsade ah oo lagu magacaabi jiray Xersi…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa cambaareeyay rabshadihii shalay ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Rabshado…
Guddoomiyaha Gobolka Bari Yusuf Maxamed Wacays ayaa sheegey in weerarkii lagu qaaday guriga guddoomiyihii hor ee Gobolka Bari C/samad Gallan…
Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidanka amaanka Puntland weerar ay ku qaadeen guri ku…
Dibadbax rabshado waday ayaa maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari oo uu ku sugan yahay madaxweynaha Puntland…
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in bannaanbax rabshado wata oo ka dhacay magaalada uu…
Xildhibaan C/raxman Xoosh Jibriil oo Barlamanka Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland C/weli Gaas uu wax ka ogyahay, dhinaciisana ka…
