Browsing: Somaliland
Guddiga Maamulka Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay dib u dhac ku yimid Doorashadii kurasta Golaha Shacabka ee kasoo…
Doorashada afar kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa Berri oo sabti ah ka dhaceysa magaalada Muqdisho iyadoo qaab cusub…
Guddiga maamulka Doorashada gobollada waqooyi Somaliland ayaa diiwaan galiyay musharaxii ugu horeeyay ee 16 kursi oo doorashadooda si xiriir ah…
Odayaasha leh saxiixda afar kursi ayaa markii ugu horeysay liiska ergada kuraastaasi ku wareejiyey Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi…
Guddiga Doorashada Somaliland ayaa bilaabay diiwaangelinta Guddiyada oo xulista ergada shan kursi oo lagu wado inay doorashadooda ka dhacdo magaalada…
Waxaa dib u soo cusboonaaday khilaafkii Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT, kadib markii uu Guddoomiyihii aqalka Sare ee baarlamaabnka 10-aad…
Guddiga Doorashada SEIT Somaliland ayaa shaaciyay magacyada Guddiga Xulista Ergada 5-kursi oo kamida Kuraasta Gollaha Shacabka ee Gobolada waqooyi Somaliland.
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegyaa in Booliska magaalada Hargeysa ay xabsiga dhigeen maamulayaasha Warshadaha Rootiga sameeya.
Guddiga Maamulka doorashada Somaliland ayaa shaaciyey liiska 16 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka, laguna dooran doono magaalada Muqdisho.
Ergada halkan soo fadhida cidna kama garaneyno, codna ma weydiisan karno, waanan qaadacnay Doorashada
