Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Xildhibaan Fowsiya Yusuf oo mar kale u taagan Kursi Golaha Shacabka iyo Mas’uul Sare oo ku taageeraya

    Xildhibaan Fowsiya Yusuf oo mar kale u taagan Kursi Golaha Shacabka iyo Mas’uul Sare oo ku taageeraya

    December 15, 2021Updated:December 16, 20211 Min Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga maamulka Doorashada gobollada waqooyi Somaliland ayaa diiwaan galiyay musharaxii ugu horeeyay ee 16 kursi oo doorashadooda si xiriir ah loogu qabanayo magaalada Muqdisho, kana soo jeeda Gobollada Waqooyi.

    Xildhibaan Marwo Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo u sharxan kursiga Sumadiisu tahay HOP#262, ayaa la guddoonsiiyay shahaadda musharaxnimo, mkadib markii ay soo buuxisay shuruudaha tartamaha, iyadoo mar kale dooneysa inay kusoo laabto kursigii ay hore ugu fadhiday.

    Xogta la helay ayaa sheegeysa in Fowsiya ay taageero ka heshay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo madaxda siyaasadda ee Beelaha Somaliland ka codsaday inay soo saareen Fowsiyo Yuusuf oo ay dhinac qaraabo ka yihiin.

    Kursiga HOP#262 ayaa la filaya inay mar kale kusoo baxdo Fowsiyo, iyadoo aanay jirin musharax kale oo halis gelin kara, ayna tageero ka heysato dhinacyada Somaliland iyo Ra’iisal wasaaraha.

    Fowsiya ayaa hore u soo noqotay Ra’iisal wasaare ku xigeen iyoi wasiirka arrimaha dibadda dowladii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxmuud, waxayna ka mid ahayd xildhibaannadii ololaha u galay doorasho qof iyo cod ah.

    Doorashada Fowsiya Yuusuf Xaaji Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddiga Xalinta Khilaafaadka oo xalaaleeyay Kursigii uu kusoo baxay Agaasimaha KMGH ah ee NISA
    Next Article Dacwadii Kursiga HOP#067 oo weji Cusub yeelatay iyo Galmudug oo Nabaddoonno u sameysay Beesha.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo