Browsing: Somaliland
Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) ayaa shaaciyay inuu ku dhacay cudurka Coronavirus.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeya haweeney xalay lagu dilay magaalada Burco oo meydkeeda la dhigay Isbitaalka guud Burco.
Waxaa laga cabsi qabaa inuu cudurka Coronavirus soo laba kacleeyo degaanada Soomaalida, kadib markii dunida oo dhan uu saameyn xoog…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa magacabay Guddi soo diyaariya habkii loo qaban lahaa Doorashada xildhibaannada kasoo jeeda Gobollada…
Maamulka Somaliland ayaa shaacisay inaysan wax shaqo ah ku lahayn Doorashooyinka Soomaaliya, ayna tahay dal madax bannaan.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Muqdisho ka furay maanta shirkii go’aan ka gaarista Doorashooyinka dalka oo ay ka…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee Maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ay xabsi Gaaraya lix bilood ku…
Nabaddoonka Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa faahfaahin ka bixiyey fal lagula kacay oo looga hor istaagay inay tagaan magaalada…
Somaliland aya hor istaagtay odayaal ka socday Beesha Hawiye oo maanta tegi lahaa magaalada Hargeysa, markii ay amar siiyeen diyaaradii…
Waxaa maanta Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ee Hargeysa markii ugu horeysay lasoo taagay Milkiilaha Astaan TV C/mannaan Yuusuf Maxamed oo ku…
Dowladda Itoobiya ayaa Wakiilka cusub u magacowday Somaliland, kaasoo lagu magacaabo Amb. Siciid Maxamed Jibriil, ahna Soomaali kasoo jeeda Kilinka…
Jasiirada Taiwan oo ah maamul ka go’ay dalweynaha Shiinaha ayaa xafiis diblomaasiyadeed ka furtay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland.
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar ayaa codkiisa ku biiriyey qeylo dhaanta lagu dalbanayo in xoriyadiisa loo soo…
Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inay heshiis la saxiixatay dowladda Shiinaha, kasoo ku saabsan iskaashiga dhinacyo kala duwan.
Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed oo maanta kulan isugu yimid magaalada Muqdisho ayaa sharcidarro ku tilmaamay xarigga Cabdimanaan Yuusuf Maxamed Guddoomiyaha…
War-saxaafadeed ay soo saareen Saamileyda Somaliland ee Shirkadda Astaan Cable ayaa lagu faahfaahiyey xariga magaalada Hargeysa loogu geystay Maamulaha Guud…
Wafdi ka socda dowladda Itoobiya ayaa gaaray magaalada Hargeysa ee Somaliland, kadib markii uu halkaasi tegay wafdi ka socda dalka…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada Nabasugidda Somaliland ay xasbiga dhigeen Milkiilaha Astaan TV oo xaruntiisu tahay…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hawada ka celisay diyaarad Qaad siday oo ka duushay dalka Kenya, lana filayey inay ka degto…
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa xasaanadii ka qaaday Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID, iyagoo ku soo eedeeyay inuu jebiyey dastuurka, isla…
