Browsing: Somaliland
Ciidamada gaarka ah ee argagixiso la dirika maamulka Somaliland ayaa xabsiga dhigay Wadaad caan ah oo lagu magacaabo Sheekh Aadan…
Golaha wakiillada Somaliland ayaa goor dhoweyd doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka.
Wasiirka Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) oo si weyn loo hadal hayaa qiso uu ku…
Warar kala duwan ayaa xaqiijnaya in Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Somaliland uu Muqdisho ku joogo socdaal qarsoodi ah oo aan…
Dagaal culus oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beelood ayaa ka socda degmada Buuhoodle ee gobalka Togdheer.
Maamulka la baxay Somaliland ayaa soo saaray war aan la fileyn oo ku saabsan casimadda Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.
Muran iyo Gacan ka hadal ayaa xarunta Golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ku yeesheen magaalada Hargeysa.
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Golaha Wakiilada Somaliland ay doorteen guddoomiye cusub.
Maamulka la baxay Somaliland ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Kaniisad laga furay magaalada Hargeysa.
Magaalada Hargaysa ee maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay xaflad lagu furay Kaniisad laga hirgeliyay magaaladaasi.
Shaaha wareega oo ah Shaah qof uu wato uu iibiyo ayaa ku soo kordhay magaalada Hargeysa iyo maamulka Somaliland.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ergey gaara u magacaabay wadahadaladda maamulkiisu kula jiro dowladda Soomaaliya.
Guud ahaan magaalooyinka Somaliland ayaa waxaa ka bilowday imtixaanka guud ee dugsiyada Somaliland, waxaana ardayda imtixaanada u fadhiistay ay lasoo…
Somaliland iyo dawladda Imaaraadka carabta ayaa la shaaciyay inay kala saxiixdeen heshiis lagu sheegay mid taariikhi ah.
DAAWO FAL AAD LOOGA NAXO: Qoys reer Koonfur ah oo meydka gabadhooda oo 3 jir ah ka helay Laascaanood
Fal aad looga naxo ayaa lagu arkay magaalada Laascaanood kadib markii qoys kasoo jeeda gobolada Koonfureed gabar yar oo ay…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maamulka la magac baxay Somaliland u diray fariin ku saabsan midnimada Soomaaliya,…
Wararka laga helayo magaalada Berbera ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya inuu dab qabsaday Dekadaasi oo qeyb ka mida ay ololeyso.
Somaliland iyo Khaatumo ayaa heshiis ka kooban shan qodob ku kala saxiixday Hotel Ambasador ee magaalada Hargeysa.
Dowladda Itoobiya ayaa saluugsan saamiga laga siiyay Dekadda Berbera, Somaliland, iyadoo dooneysa inay wadahadal ka furto.
