Browsing: Somaliland
Waxaa maanta mar kale dib u bilaabaneysa doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee beelaha Dirta Waqooyi, kadib markii dhowr maalmood la…
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa laalay laba kursi oo ka mida Aqalka hoose oo lagu doortay magaalada Muqdisho.
Doorashada aqalka hoose ee xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland ayaa mar kale maanta dhacday xarunta Gaadiidka Booliska ee magaalada Muqdisho.
Fanaanka Caanka ah ee Farxaan Xidig ayaa looga guuleystay doorashada Aqalka Hoose ee Gobolada Waqooyi ee maanta ka dhacday magaalada…
Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka ayaa goor dhoweyd ka bilaabtay xarunta Gaadiidka Booliska magaalada Muqdisho.
Doorashad xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Federaalka, kana soo jeeda Somaliland ayaa la shaaciyay inay beri oo Jimce dib uga…
Guddiga Gaarka ah ee fulinta Doorashada Somaliland ayaa soo saaray sida gobollada Waqooyi loogu qeybiyay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka…
Dib u dhac kale ayaa maanta ku yimid Doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka ee ka soo jeeda Somaliland.
Madaxweynaha xilka ka degaya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray Dooroshada beelaha Dirta Waqooyi ee ka bilowday Muqdisho.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda xilligeedu dhammaaday Maxamed Cumar Carte ayaa ku soo baxay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.
Doorashada xildhibaanada Dirta Waqooyi ee ka soo jeeda Somaliland ayaa maanta ka bilaabtay magaalada Muqdisho.
Ra’iisal wasaaraha xilka siihaya Cumar C/rashiid Cali ayaa taageeray go’aan ay soo saareen 13 oday oo ka tirsan odayaasha Dirta…
Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare Ceydiid C/llaahi Ilka-naxaf ayaa dacwad ku soo oogay Guddiga Gobollada Waqooyi ee Doorashada.
Odayaasha iyo salaadiinta beelaha Waqooyi ayaa qoraal ay soo saareen ku dalbaday in xildhibanaadooda lagu doorto xarunta Xalane.
Guddiga gaarka ee Somaliland u qaabilsan Doorashada ayaa soo saaray liiska xubnaha Musharixiinta Gobollada Waqooyi ee u tartamaya Aqalka Sare…
Oday ka mida odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee ka mida odayaasha sharciga ah 135-ta oday dhaqameed ee ka soo jeeda Gobollada…
Mid ka mida wasiirada xukuumadda waqtigeeda dhammaaday ayaa ku fashilmay qorshe uu ku doonayay inuu ku qorto ergadii beeshiisa ee…
Doorashada 2016 ayaa keentay is qabqabsi badan oo ku saabsan Aqalka cusub ee sare iyo sida loo qeybsanayo, kaasoo lagu…
Siyaasiyiin iyo waxgarada ka soo jeeda Beesha Harti ee degta Somaliland ayaa soo saaray qoraal ay diideen go’aano uu soo…
Xubin ka mida Guddiga Doorashada heer Federaal ayaa sheegtay in wasiiru dowlaha Gaashaandhigga Soomaaliya uu dil ugu hanjabay.
