Browsing: Sports
Waxaa saakay la xieay wadooyinka magaalada Muqdisho ee caasimadda Somaliya, iyadoo sababta loo xiray ay ka duwan tahay arrimihii hore…
Kooxda Arsenal ayaa lacag dhan 56 milyan oo Gini kula soo wareegtay ciyaaryahay Pierre-Emerick Aubameyang, kaas oo ka tirsanaa kooxda…
Ciyaartoyda xulka kubada cagta Jubbaland ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Kismaayo oo ay geeyeen koobkii Kubada cagta Dowlad…
Ciyaaryahanka u dhashay dalka Masar ee u ciyaara kooxda Liverpool ee dalka Ingiriiska Mohamed Salah ayaa ku guuleystay abaalarinta sanadlaha…
Wasiirka Dhalinyarrada iyo Isboortiga xukuumadda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa shaacisay in ciyaaryahan dacwad laga gudbiyay inuu yahay Kenyaan arrintiisa…
Madaxweynayaasha maamullada Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka mida dadka daawanaya ciyaarta galabta dhex…
Gudoomiyaha Ciyaaraha Gobolka Banaadir Xasan Aadan X. Yabarow “Wiish” ayaa bixiyay hadal qof walba jawab ugu filan kuna aadan hadal…
Waxaa galabta Garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho ka furmay tartanka Kubbada Cagta Dowlad goboleedyada Soomaaliya.
Waxaa la sameeyay isku aadka tartanka Kubadda cagta labaad ee maamul Goboleedyada iyo G/banaadir. Xulalka maamul Goboleedyada ayaa soo wada…
Waxaa caawa la sameeyay isku aadka xulalka kubadda cagta ee koobka adduunka ee lagu qaban doono dalka Ruushka.
Tartankii ciyaaraha maamul Goboleedyada oo lagu waday inuu ka dhaco magalaada Kismayo ayaa laga wareghay magaaladaasi arrimo farsamo dartood.
Ugu yaraan 300 qofood ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen tiro kelana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib markii Baabuur la…
Tartan kubadda cagta ah ayaa loo qabtay beelaha magaalada Marka ku dirirsan ee H/Gidir iyo Biyamaal, sida ayaa shaacisay AMISOM.
Ciyaaryahanka asalkiisu Soomaali yahay oo dhowaan la siiyay dhalashada Sacuudiga ayaa ka mid noqonaua xulka Boqortooyada Sacuudiga ee ka qeyb…
Isku aadinta qori tuurka kooxaha Koobka Horyaallada Yurub ayaa goor dhoweyd la sameeyay iyadoo kooxo waaweyn ay isku koox noqdeen.
Orodyahanka Ingiriiska ee Mo Farah ayaa kaalinta labaad ka galay tartanka ciyaaraha fudud ee magaalada London.
Orodyahanka Ingiriiska ee asalkiisu yahay Soomaaliya Mo Farah ayaa ku guuleystay tartanka orodka 10,000 mitir ee orodka World Athletics Championships.
Chelsea ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay lasoo wareegtay ool dhaliyihii kooxda Real Madrid ee Alvaro Morata.
https://www.facebook.com/AbdirizakHAtosh/videos/1894202614182391/
Kooxda Arsenal ayaa markii 13-aad ku guulaysatay koobka FA-ga kaddib markii ciyaar loo bogay ay 2-1 ku garaacday kooxda uu…
