Browsing: Sports
Ciyaar xiiso leh oo ka tirsan koobka maamulada dalka ayaa galabta dhex martay kooxaha maamulada Jubbaland iyo Galmudug ayaa guushii…
Ciyaar kale oo ka tirsan tartanka maamul goboleedyada dalka ayaa galabta Garoonka kubada cagta ee Banaadir Stadium
Ciyaartii furitaanka Koobka maamul goboleedyada dalka ee maanta dhacday Garoonka Koonis Stadium ee magaalada Muqdisho
Tartanka Kubadda cagta oo noqonaya kii ugu horeeyay ayaa galabta ka furmay magaalada Muqdisho
Xiriirka Kubadda Cagta Yurub UEFA ayaa shaaciyay lacagaha ay heleen xulalkii dalalka Yurub ee ka qeyb galay tartankii EURO 2016…
Xulka Portugal ayaa markii ugu horeysay taariikhda ku guuleystay koobka EURO kadib markii ay hal Gool uga badiyeen xulka Faransiiska…
Laacibka ciyaarta Kubadda Cagta ee Kooxda Barcelona iyo xulka Argentina Lionel Messi ayaa lagu xukumay xabsi gaaraya 21 bilood kadib…
Tababaraha kooxda England Roy Hodgson ayaa xalay iscasilay kaddib markii looga adkaaday 2-1, waxayna la ciyaareen Iceland. England ayaa sidaasi uga…
Cristiano Ronaldo oo xanaaq dartii u tuuraya Qalabka Weriye wareysan lahaa, isagoo markaas la socday ilaaliyeyaal iyo kooxda inteeda kale…
Kooxda Real Madrid ayaa ku guuleystay Koobka Horyaalada Yurub 2015/16 kadib markii rigoorayaal 5-3 ay uga badisay kooxda ay xafiiltamaan,…
Kooxda Leicester City ayaa ku guulaysatay horyaalnimada Ingiriiska markii ugu horeysay taariikhda kooxdaasi, kadib markii kooxdii ugu soo dhoweyd ee…
Wareega 8-da ee koobka Europa League Cup ayaa goor dhow la sameeyay isku aadkii kooxaha isugu soo haray, waxaana isku…
Isku aadka wareegga 8-da ee Champions League ayaa goor dhoweyd la sameeyay, waxayna kooxaha isugu soo aadeen sida soo socota:…
Musharaxa lagu magacaabo Gianni Infantino ayaa goor dhow ku guuleystay Guddoomiyaha ururka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA kadib doorasho la…
Xulka da’yarta Dugsiyada ee 11-jirada Soomaaliya ayaa laga reebay tartanka Jeem Cup ee dalalka Carabta oo dhex marayay iskuullada dalalka…
Tababaraha kooxda Liverpool Jürgen Klopp ayaa la xaqiijiyay in isbitaal la dhigay kadib xanuunka loo maleynayo inuu nooca qabsinka yahay…
Kooxda Manchester United ayaa la sheegay inay lacag khiyaali ah u gaartay laacibka reer Brazil iyo kooxda Barcelona ee Neymar…
Kooxda Manchester City ayaa xqiijisay in tababaraha caanka ah ee Pep Guardiola uu bedeli doona Manuel Pellegrini this xili ciyaareedka soo…
Ciyaaryahanka reer Masar ee dhowaan ku soo biiray kooxda Arsenal ayaa tababar buuxda markii ugu horeysay la qaatay kooxda Arsenal…
Dowladda Soomaaliya ayaa hakad gelisay ciyaarahii kubada cagta ee lagu qaban jiray Garoonka Stadio Konis ee magaalada Muqdisho. Wasiir Kuxigeenka…
