Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Su’aalo ka dhashay Qarixii Maqaayada Lul Yemani iyo Xildhibaan farta ku fiiqay Farmaajo

    Su’aalo ka dhashay Qarixii Maqaayada Lul Yemani iyo Xildhibaan farta ku fiiqay Farmaajo

    March 6, 2021Updated:March 6, 20212 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Su’aalo badan ayaa ka dhashay qarixii xalay lagu weerarray Maqaayadda Luul Yemani ee magaalada Muqdisho, kadib markii uu ku soo beegmay xilli ay magaalada xireen ciidamo badan oo dowladda uu talogashay inay ku joojiso bannaanbixii Musharixiinta Mucaaradka.

    Xildhibaanno ka tirsan mucaaradka ayaa is weydiiyay sida uu qaraxaasi ku dhacay iyadoo ciidamada Amniga dowladda ay xireen wadooyinka caasimadda, waxayna farta ku fiiqeen in dowladdu wax ka ogeyd qaraxaasi.

    “Wixii maanta ciidan kala duwan oo banaanbaxa nabadeed looga hortagaayay xagguu qaraxu ka soo maray. Mase banaanbaxa ayaa bari lagu qarxin rabay si eedda Murashaxiinta loo saaro!” ayuu yiri xildhibaan C/raxmaan Odowaa oo ka mia xildhibaannada mucaaradka.

    Xildhibaan Mahad Salaad ayaa isna farriintan qoray: “Ciidamada shacabka boorarka iyo calamada sita lagu baacsanayo, qaraxyada iyo weerarada Alshabaab ku gumaadayaan shacabka maa looga difaaco. Mise waa shaqo shirko lagu wada yahay?!”

    Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur isagu sheegay inay nasiib darro tahay in ciidamadii amniga shacabka sugi lahaa loo adeegsado laguna mashquuliyo carqaladaynta shacab diidan dictatorship dalbanayana Doorasho Dimoqoraadi ah una Banaanbaxaya si nabad ah, sidaasna dadkii loo dayaco waana danbi la’iskula xisaabtami doono.

    “Ninkaan Mudda xileedkiisi dhammaaday ee xukun jaceelku waalay xataa uu kari waayay in uu u tacsiyeeyo 30-kii qof ee xalay Muqdisho lagu dilay, dhacdadaan iyo dhacdadi Xabsiga Boosaasaba waxay adkaynayaan xanti ahayd inay laba Shabaab wada shaqeeyaan!” ayuu qoraalkiisa ku yiri xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo mar kale sheegay inay jirto sabab loo rumeyso in Farmaajo ku lug leeyahay qaraxyada si dareenka dadka isaga jeediyo.

    Qaraxa Muqdisho oo ay dad badan ku dhinteen waxaa ka gaabsaday inay ka haldaan madaxa sare ee dowlada Federaalka, halka uu Tacsi u diray Madaxweynaha Puntland iyo madaxweynayaashii hore ee dalka.

    C/llaahi Maxamed Nuur Mahad Salaad Muqdisho Odowaa Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDhalinyaro kasoo jeeda Somaliland oo bannaanbax Nooc cusub oo looga horjeedo Farmaajo ka dhigay Muqdisho
    Next Article Mahad Salaad oo kashifay kaalinta Fahad Yaasiin ee fashilka Shirkii Decale iyo Qofka uu adeegsaday

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo