Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa wasiirkiisa Arrimaha gudaha Fred Matiang’i u diray magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya.
Browsing: Abiy Ahmed
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goor dhoweyd soo bandhigay Khariirad (Map) aan hore loo arag oo dhulka Soomaalida…
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan (Saleebaan Gaal) ayaa shaaciyey in Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed uu ku cadaadinayo…
Hoggaamiyayaasha Somalia, Ethiopia, Eritrea ayaa war-murtiyeed ay kasoo saareen magaalada Asmara oo ay maanta ku kulmeen ku sheegay inay doonayaan…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, halkaasoo lagu soo dhoweeyay, isagoo…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay khadka taleefoonka kula soo xiriireen Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab…
Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta gudddoomay abaal-marinta caalamiga ee nabadda ee Nobel, isagoo khudbad ka jeediyey munaasabad…
Isbedelka ka socda dalka Itoobiya ee uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Abiy Ahmed ee ku guuleystay biladda Nabadda adduunka ayaa…
Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa qoraal furan u dirtay Ra’iisal wasaaraha…
Bannaabaxyadii ka dhacay magaalooyinka dalka Itoobiya ee looga horjeeday Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Abiy Ahmed ayaa la sheegay inay ku dhinteen…
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Masar ayaa kulan ku yeeshay dalka Ruushka iyagoo ka wada qeyb galaya shir…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo dhowaan ku guuleystay biladda nabadda adduunka ee Nobel-ka ayaa sheegay inuu diyaarin karo malaayiin…
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa maanta ku guuleystay billada nabadda ee Nobel Peace Prize, sida uu shaaca ka qaaday…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo aya khudbad ka jeediyey furitaanka Beerta Midnimada oo ah mashruuc dalxiis oo laga hirgeliyey dalka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Faramaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd ka degay magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya,
Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaciyey inta jeer ee la isku dayey intii uu xilka hayey in la khaarijiyo…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ergay ka socda oo dhambaal farriin ah ka sida u diray madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dowladda Dimoqraadiga Federaalka iyo Shacabka Itoobiya, isagoo uga tacsiyadeeyay…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa war kasoo saaray afgembigii dhicisoobay ee ka dhacay Gobolka Amxaaradda oo lagu dilay madaxweynihii…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya afgembi dhicisoobay oo shalay ka dhacay maamulka Amxaarada dalka Itoobiya, kadib markii askari is…
