Browsing: Agaasimaha madaxtooyada
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay afhayeenkiisa cusub ee agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa agaasime cusub u magacaabay Hab-maamuuska Madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15-ka Maajo, 2019 u magacaabay Agaasimaha Guud ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magacaabay Agaasime ku xigeen kale oo ay yeelaneyso Madaxtooyada Soomaaliya.
Iyadoo ay soo dhowaatay la wareegista xilka ee madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa soo dhacaya warar ku saabsan xilalkii…
