Kooxda Ahlu suna ee Gobolla Dhexe ee Soomaaliya ayaa magaalada Dhuusamareeb ku caleemo saaray Baarlamaankii ugu horeeyay ee maamulkaasi yeesho.
Browsing: Ahlu suna
Mid ka mida madaxweyne ku xigeenada maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ayaa xilka laga xayuubiyay.
Wararka laga helayo Gobollada Dhexe ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe ay weerar ku qaadeen guri…
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ayaa sheegaya in kooxda Ahlu suna ay xireen Idaacadlagu magacaabo Galgaduud.
Xildhibaan ka tirsanaa ka tirsan Baarlamaanka Federaalk, horena u soo noqday wasiirka arrimaha Gudaha dowladii KMG ahayd ayaa la baahiyay…
Madaxweynaha Ahlusunna ee Gobollada Dhexe ayaa sheegay inaysan aqoonsaneyn wax maamul sharci oo ka jira gobollada dhexe oo aan ahayn…
Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug Cismaan Ciise Nuur (Taardhuleed) ayaa sheegay in kooxda Ahlu sunna ay u aqoonsan yihiin qeyb (Branch)…
Kooxda Ahlu sunna ee Gobollada Dhexe ayaa xaqiijisay in mid ka mid madaxweyne ku xigeenada Ahlu sunna iyo taliye ciidan…
Dagaal kale ayaa la soo weriyay inuu galabta gelinkii dambe ka dhacay degaanka Godilabe ee oo maanta ay ku dagaalameen…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Ahlu suna ay la wareegeen degaanka Godinlabe ee Gobolka…
Maamulka Ahlu sunna ee Gobollada Dhexe ayaa si diiran magaalada Dhuusamareeb ugu soo dhoweysay musharaxa madaxweyne ee C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo magaalada Cadaado ka hadlay ayaa kooxda Ahlu suna ugu baaqay inay…
Wararka laga helayo Galgaduud aya asheegaya in sarkaal ka tirsan Ciidamada Ahlu sunna ee Gobollada Dhexe uu goostay isuna dhiibay…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegay in mid ka mida madaxweyne ku xigeenada maamulka Ahlu suna ee Gobollada Dhexe…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in galabta ay kooxda Ahlusunna xabsiga u taxaabtay Odayaal dhaqameed degaanka ah oo tiradoodu…
Maleeshiyada maamulka Ahlu Sunna ee Gobollada Dhexe ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday ciidamo uu la socday sarkaal ka tirsan…
Ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur ayaa shaaca ka qaaday in falkii Saldhiga Guriceel loogu taxaabay uu…
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ayaa sheegaya in ciidamada Ahlu suna ay sii daayeen oo dib xoriyadiisii ugu celiyeen Ugaaska…
Kooxda Ahlu suna ee gobollada Dhexe ayaa xabsiga dhigtay Ugaaska Beesha Ceyr Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaa Nuur oo la…
Ciidamada maamulka Ahlu suna ee magaalada Dhuusamareeb ayaa xabsiga u taxaabay weriyihii e Tv-ga Universal iyo Idaacadda Goobjoog ee Muqdisho…
