Browsing: Alshabaab
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa fal ay Alshabaab ku gubeen 7 Gaari-dameer oo raashin u siday degmada ay go’doomiyeen…
Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed,qeybta 60-aad ee Guutada 8-aad, kana howlgala Gobollada…
Maxkamad ay leeyihiin Alshabaab xukun Dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo midkood lagu eedeeyay inuu ku kacan fal-kii…
8-da qof ayey hore Maxkamadda Ciidamada Gobolka Mudug ee Puntland Dil toogasho ugu xukuntay, iyadoo loo heysto Shabaabnimo.
Maxkamadda ciidmada Qalabka sida ayaa maanta xukun xabsi oo 15 sano ah ku riday laba nin oo lagu helay inay…
Alshabaab ayaa shaacisay magic, beesha uu kasoo jeedo iyo dardaaran laga duubay is-miidaamiyihii weerarka degaanka Camaara ee Gobolka Mudug oo…
Al-shabaab ayaa soo saartay Wararka ayaa sheegaya cad oo ay ku sheegtay inaysan wax lug ah ku lahaun afduubka iyo…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa goor dhoweyd caawa shaacisay in Alshabaab ay dileen Ikraan Tahliil Faarax oo…
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raagge (Sheekh Cali Dheere) ayaa farriin cod ah oo digniin ah usoo duubay…
Qeybta Warfaafinta Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawiradda Gaadiid iyo Hub ay ku qabsadeen dagaalkii ay shala ku qaadeen saldhiga ciidanka…
Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa dib ugu laabtay magaalada Camaara ee Gobolka Mudug, kadib markii ay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal culus ayaa galabta ka dhacay degaanka Shabeelow ee ka mida degaanaad hoostaga Bacaadweyne,…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in degaanka Shabeellow ee Gobalka Mudug ayaa sheegaya in dagaal ku dhex maray…
War kasooo baxay Hay’adaha Amniga Dowladda Feeraalka ayaa lagu sheegay in laga hortegay oo la burburiyey gawaari qaraxyo lagu diyaariyey.
Kadib Qarax Miino oo lagu beegsaday Kolonyo uu la socday Taliyaha Ciidamada Dhulka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi agagaarka degaanka Qaycad…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu Qarax Miino ka dhacay degaanka Hareeridheere ee dhowaan laga saaray maleeshiyada Al-Shabaab.
Wararka laga helayo magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in shalay gelinkii dambe halkaasi lagu toogtay Nin lagu eedeeyay…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ee qabsaday magaalada Camaara, Gobolka Mudug aya asoo bandhigay Horjoogie la sheegay inuu Alshabaab…
