Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in ciidamada Danab ay gacanta ku dhigeen Gaar laga buuxiyey waxyaabaha qarxa oo…
Browsing: Alshabaab
Maleeshiyada Ashabaab ayaa saaka dagaal kula wareegtay dageenka Goof-gaduud Buurey ee duleedka magaalada Baydhaba, kadib dagaal dhex maray ciidamada dowladda…
Ciidamada dowladda oo howlgal ka wada degmada Kuntuwaarey ee Goblka Sh/Hoose oo ay dhowaan la wareegeen ayaa gacanta ku dhigay…
Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa Alshabaab ka furtay caruur fara badan oo gaareysa 33, kadib howlgal ay ka fuliyeen Degmada Kuntuwaarey…
Taliska ciidamada dowladda Federaalka ayaa shaaciyey magacyada horjoogayaal ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Sh/Hoose.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab ay la wareegeen xarunta degmada Kuntuwaarey.
Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Alshabaab ku qaadeen degaan u dhow Bacaadweyne, Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegay in Alshabaab ay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa rasaas ka dhacday ay Gudaha Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho, iyadoo la in Maxaabiis…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya dabley hubeysan ay xalay weerar ku qaadeen bar ay ciidamada amniga ku leeyihiin…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta la hor keenay eedeysane hore u leefay xabsi shan sano ah, kadib markii lagu…
Alshabaab ayaa lixdii bilood ee ugu horeysay sanadkan 2020 Koonfurta Soomaaliya ka fulisay 384 weerar oo ay ku jiraan 103…
Ciidamada dowladda aya shaaciyey inuu isu soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Alshabaab, una qaabilsanaa Gobolka Sh/Hoose.
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda Guddoomiyihii Ururka Naafada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Marxuum Shariif Mukhtaar Jiis oo xalay lagu toogtay magaalada…
Sheekh Suldaan Muxamad Aala-Muxamad oo kamida Culimada Alshabaab xilalka ka haya ayaa shaaciyey Daawooyin Dabiici dah oo lagula tacaali karo…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka weerar ku qaaday koontarool ciidan oo ay ciidamada dowladda ku leeyihiin duleedka degmada Balcad ee Gobolka…
Dowladda Soomaaliya ayaa war ay ka soo saartay qaraxii maanta ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho ku sheegtay inay cambaareyneyso, iyadoo…
Maxkamadda Alshabaab ee Gobolka Sh/Hoose ayaa xukun Dil ah ku fulisay Nin oday ah oo lagu soo eedeeyay inuu Sixiroole…
War goor dhoweyd kasoo baxay Alshabaab ayey ku sheegatay mas’uuliyadda Qarax Gaari oo maanta ka dhacay Muqdisho, kaasoo lagu dilay…
Alshabaab ayaa xukun qisaas oo Dil ah ku fulisay nin la sheegay inuu degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ku dilay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax ka dhacay magaalada Baydhaba Goob ay a socdeen ciyaaraha hiddaha dhaqanka oo loogu…
