Talika ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Madaxii Sirdoonka Al-Shabaab ee Gobolka Shabeelaha hoose, kadib howlgal ka…
Browsing: Alshabaab
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sii deysaymas’uuliyiin uu ka mid yahay Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee degmada Afgooye Ismaaciil…
Dhowr madfac ayaa caawa laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo dadka degaanka ay sheegeen in weerar Hoobiyeyaal ah lagu qaaday xarunta…
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in lix dagaalame oo ka tirsan Alshabaab lagu dilay mid kalena lagu qabtay…
Maamulka K/Galbeed iyo Alshabaab ayaa ku eedeeyay Mareykanka inay duqeeyeen Gaari dad shacab ah la socdeen iyadoo ku laayey dhammaan…
Warbaahinta Dowladdda Soomaaliya ayaa shaacisay in abaanduulihii Alshabaab Bashiir Qoorgaab oo ka mida madaxda sare ee Alshabaab lagu diley duqeyn…
Alshabaab ayaa degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku caleemo saartay Ugaas taageersan oo kasoo jeeda beesha Sheekhaal ee Jubbooyinka…
Howlgal ay ciidamada gaarka ah ee Milateriga Soomaaliya qaadeen Gobolka Hiiraan ayaa lagu dilay xubno ka tirsan Alshabaab, kadib weerar…
Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya inuu qasaare dhimasho iyo dhaawac leh dhaliyey Qarax maanta lala beegsaday kolonyo…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa xukun ku riday dagaalyahan ka tirsanaa Al-shabaab oo isagoo dhaawac ah lagu…
Bayaan ka soo baxay Xafiiska Siyaasadda ee AlShabaabul ayaa looga hadlay duqeynta ciidamada Mareykanka ku hayaan degaanada ay ka taliso,…
Xarakada Alshabaab ayaa iclaamisay dagaal toos ah oo ay ka bilowday Gobolka Soomaalida ee W/Bari Kenya.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay xalay weerar ku qaadeen guddoomiye waaxeedyo ka tirsan degmada…
Dhagax la sheegay inuu qaali yahay oo laga helay degaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan ayaa u gacan galay ciidamada…
Qeybta Warbaahinta Al Shabaab ayaa baahisay muuqaallada dagaalkii ay ku qaadeen saldhigga ciidanka dowladda ee degaanka Ceel saliini, agagaarka magaalada…
Laba xubnood oo ka tirsanaa Alshabaab ayaa lagu dilay, saddex kalena waa lagu dhaawacay weerar qorsheysan oo shalay lagu qaaday…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) iyo dowladda Soomaaliya ayaa War kasoo saaray howlgal duqeyn cirka ah oo ka dhacay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay weerarro is xigay oo Maleeshiyada Alshabaab maanta ku qaaday Gobolka Shabeellada Hoose.
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar ku qaaday Bas rakaab ah oo…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka saddex weerar ka fulisay Gobolka Sh/hoose, kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya aya shaaciyeen inay shalay la…
