Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerarro culus oo maleeshiyada Alshabaab saaka ku qaaday saldhigga ciidamada dowladda ee Ceel-saniini iyo…
Browsing: Alshabaab
Saraakiisha Ciidamada dowladda ee Gobolka Bakool ayaa soo bandhigay Sarkaal ay sheegeen in uu ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab oo isku…
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa shaacisay inuu xilkii iska casilay madixii Amniyaadka Alshabaab ee G/Banaadir.
Alshabaab ayaa shaacisay in Maxkamadda Alshabaab ee G/Banadir ay fulisay xukun ku saabsan Zina oo ay sameeyeen wiil iyo gabar…
Wararka laga helayo Gobolka Bakool ayaa shegaya in maleeshiyada Alshabaab ay toogasho ku dileen laba askari oo Itoobiyaan ah, kadibna…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarax iyo fal khaarijin ahaa oo saacdihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Degmada Ceeldheer ee Galgaduud waxaa lagu caleemo saaray suldaan Cusub oo Beesha Wacaysle ee Abgaal ay yeelatay, kaasoo ka mid…
Nabadoon ka tirsanaa Alshabaab ayaa isu dhiibay maamulka Jubbaland, kadib markii uu ka baxsadayiyadoo lagu soo bandhigay Degmada Afmadow.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo sababay dhimasho iyo dhaawac mas’uul ka…
Qeybta Warbahinta Alshabaab ayaa baahisay farriin uu reebay mid ka mida is-miidaamiyeyaashii ugu waaweynaa oo qarax culus ka geystay magaalada…
Dabley ka tirsan Alshabaab ayaa xalay toogasho ku dishay Oday Nabadoon ahaa, kadib weerar ka dhacay xaafadda Gubta ee degmada…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer sagootin ah ugu tegay ciidamo ka tirsan xoogga dalka oo loo diyaariyay…
Alshabaab ayaa shaacisay inay xukun dil toogasho ah ku fulisay 3 nin oo ay ku eedeeyeen inay ka tirsan yihiin…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laag helayaa qarax lala beegsaday ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku safrayey jidka isku xira Balcad iyo…
Alshabaab ayaa war ay kasoo saartay Fannaan ay xalay soo bandhigtay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA, isagoo qiranaya inuu…
Gen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) oo ka mida saraakiisha ciidamada, horena u soo noqday wasiiru dowle ayaa sheegay in Alshabaab…
Wararka laga helayo magaalada Marko ee xarunta Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay caawa weerar ku qaadeen magaalada,…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya halkaasi lagu dilay nin dhalinyaro ah oo kooxo hubeysan…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar laba geesood ah ku qaaday koontroolada ay ciidamada dowladda ku leeyihiin…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaal xoog leh oo Alshabaab iyo ciidamada dowladda shalay ku dhex maray tuulada Xaaji…
