Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in dagaal culus uu xalay dhex maray ciidamada dowladda iyo Maleeshiyada Alshabaab, kadib…
Browsing: Alshabaab
Warbaahinta dowlada Soomaaliya ayaa shaacisay in Ciidamadda Kumaandooska ee Xoogga Dalka howlgal qorsheeysan oo ay ka sameeyeen Degmada Walanweyn ee…
Warbaahinta Alshabaab ayaa shaacisay in ciidamadii dowladda iyo kuwa Mareykanka ee taageerayey ay dib uga baxeen degaanka Tooratoorow ee Gobolka…
Hay’adaha Ammaanka dowladda Somalia ayaa soo bandhigay xubno ka tirsan Alshabaab oo baxsad ka ah cadaaladda, kuwaasoo loo heyso falal…
Qarax is-miidaamin ahaa oo ka dhacay Isgoyska Sayidka ee magaalada Muqdisho oo ah bar koontrool laga ilaaliyo madaxtooyada Soomaaliya ayaa…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Gaari loogu xiray sarkaal sare oo xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa soo saaray warkiisii ugu horeeyay ee weerar ay Alshabaab saaka aroorti ku qaadeen sladhiga…
Alshabaab ayaa degaanka Buq-Aqable ee gobolka Hiiraan meel fagaaro ah ku toogtay 3 nin oo ay ku eedeeyeen in ay…
Taliska ciidamada Mareykanka ee AFRICA ayaa shaaciyey in duqeyn cirka ah lala beegsaday maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo dagaal la…
Xog iyo Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay nin shalay ay maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada milateriga ee Soomaaliya ku…
Haweenka lagu helay inay la shaqeeyaan Alshabaab waxaa ugu danbeysay Faadumo Xuseen Cali Caddaawe oo maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee…
Alshabaab ayaa warbixin cusub kasoo saartay qaraxii Ex. Kontrol Afgooye ee Sabtidii 28-ka bishan ay ku dhinteen dad fara badan…
Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan ku ridday 9 eedeysane oo lagu eedeeyay…
Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay inay aad iyo aad uga xun yihiin qasaaraha nafta iyo maalka…
Qarax loo adeegsaday Gaari weyn oo xamuul ah, lagana soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa aroortii 28-ka Disembar 2019 sababay mid…
Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Gaari waxyaabaha qarxa lagu diyaarinayey uu ku qarxay maleeshiyadii Alshabaab ee howshaasi…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in saaka aroortii salaadii subax kadib ay maleeshiyo ka tirsan…
Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay weerar caawa ku qaadeen…
Sirdoonka Dowladda Kenya ayaa shaacisay Macalin Iskuul degaanka ah oo la sheegay inuu hoggaaminayey weerarkii Jimcihii hore ka dhacay Wajeer…
Warbaahinta Alshabaab ayaa lagu faaqiday arrinta taagan ee ku saabsan siyaasiga C/raxmaan C/shakuur oo faalso ama wax aan jirin ku…
