Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamadii ugu badnaa ku daabushay gobolka Shabeellada Hoose oo lagu wado in dagaal lagu qaadayo Alshabaab uu…
Browsing: Alshabaab
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow dalka dib ugu soo laabtay kadib safari shaqo uu ku…
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar Qarax weyn loo adeegsaday oo Alshabaab ay la beegsadeen kolonyo ka tirsan…
Faahfaahin dheerad ah ayaa ka soo baxday Dagaal ku bilooday qarax oo Alshabaab ay saaka la beegsaday Ciidamada AMISOM oo…
Faafhaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa gaari Dadweyne oo ku qarxay duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa safar degdega ku tegaya dalalka safka hore ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.
Madaxda dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqay in dalka Soomaaliya uu galeyo xaalad dagaal wixii ka dambeeya 21-ka Oktoobar 2017.
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqaya inuu dalku xaalad dagaal galay.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday dagaal weyn oo Alshabaab looga saarayo Dalka Soomaaliya.
Maalintii shanaad ee Qarixii Muqdisho oo geystay qasaarihii ugu badnaa abid ee ka dhaca Soomaaliya ee dalalka ka hooseeya saxaraha…
Kooxda Alshabaab ayaa sheegatay in maleeshiyadeeda ay qabsadeen degaanka Bariire ee Gobolka Shabeeladaha Hoose, kadib markii ay ka baxeen ciidamada…
Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa saakay weerar culus ku qaaday saldhig Ciidamada dowladda ku leeyihiin duleedka degmada Balcad ee goboolka Shabeellada Dhexe.
Howlgalkii ugu weynaa oo ciidamada xoogga dalka ay u dhigaan kooxda Alshabaab ayaa lagu dilay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo…
Dowladda Mareykanka ayaa lacag madaxiisa saartay hoggaamiye ka tirsan Alshabaab oo la sheegay inuu ka mid yahay saraakiisha ajaaniibta ah…
Wararka laga helayo gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay soo furteen maxaabiis ay heystaan kooxda Alshabaab.
Weerar khaarijin ah oo ka dhacay Caawa magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay sarkaal ka trisanaa ciidamada dowladda.
Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa Axadii 1-da Bisha Oktobar ku dhawaaqay in la hayo qof loo qabtay weerarkii ka dhacay…
Kooxda Al-shabaab ayaa baahisay magaca iyo beesha is-miidaamiyihii fuliyay weerarkii qaraxa ahaa ee Jimcihii k dhacay saldhi Ciidamada dowladda ee…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalad heegan ah la geliyay ciidamada xasilinta ee caasimadda, taasoo ay ugu…
