Agaasimaha Hay’adda Nabadsuggida Soomaaliya [NISA] Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa ku hanjabay in ganacsatada lacagaha siisa kooxda Alshabaab.
Browsing: Alshabaab
Dowladda Soomaaliay ayaa go’aanadii ugu adkaa ka soo saartay taageerada la siiyo kooxda Alshabaab.
Kooxda Al-Shabaab ayaa saddex gabdhood oo la shaqeeya hay’ad dhinaca miino baarista ka shaqeysa saaka waabarigii ka qafaashay deegaanka Far-libaax…
Arday Kenyaan ah oo ka mid ahaa xubno madaxooda la dul dhigay lacag oo ay raadinayeen hay’addaha ammaanka Kenya ayaa…
Shaqaale Soomaali ah oo u shaqeeya urur samafal oo ka howgaleysay gobolalda Bay iyo Bakool ayaa lagu afduubtey duleedka egmooyinka…
Koox hubeysan oo loo maleynayo Al-Shabab ayaa lagu soo warramayaa inay deegaanka Lamu ee dalka Kenya ku afduubteen dad Kenyan…
Qaar ka mid ah ganacsatada magaalada Muqdishu ayaa sheegaya inay helayaan telefoonno uga imanaya dad ka tirsan ururka Al-Shabaab oo…
Amar ay soo saartay kooxda Alshabaab ayaa ka dhaqan galay magaalada Muqdisho kadib markii shirkadda Hormuud ay joojisay adeegga farriimaha…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar madaafiic ah lagu qaaday Xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
Wararka ka imanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyada ururrka Al-Shabab ay u diyaar garoobayaan weerar ay ku qaadaan Sheekh…
Kooxda Al-Shabaab ayaa markii u horeysay soo baahisay muuqaalka hoggaamiyahoodii hore Axmed Cabdi Godane oo kooxda dhexdooda looga yaqiin Abuu…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay madixii Amniyaadka Alshabaab u qaabilsanaa Gobolka Banaadir.
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay weerar culus saarka ku qaaday saldhig ay ciidamada AMISOM…
Isbedel ayaa laga dareemay Muqdisho, howlgalkii xasilinta caasimadda wuxuu keenay inay yaraadaan hubkii faraha badnaa ee lala dhex marayay magaalada…
Ciidamada xasilinta ammaanka ayaa sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab ku soo qabtay howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho.
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in sarkaal ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada dawladda ee gobolka Hiiraan.
Wararka laga helayo gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu mar kale barqanimadii saaka ka qarxay degaanka No.…
Weerarro kooxda Alshabaab ku qaaday degaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in tuulooyin badan lagu gubay, isla markaana…
Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhitgay askari Kenyaati oo ah maxbuus ahaan u heysato, kaasoo baaq u diray dowladda Kenya iyo…
Ciiidamada Dowladda ayaa xabsiga dhigay Odayaal dhaqameed la sheegay inay ka qeybgaleen xaflad ay Alshabaab ku casuubtay.
