A suicide bomber has seriously injured the mayor of Somalia’s capital, Mogadishu, killing at least six other people.
Browsing: Alshabab
Dowladda Somalia ayaa War kasoo saartay qarax galabta ka dhacay xarunta maamulka G/banaadir ee magaalada Muqdisho oo sababay qasaare dhimasho…
Tirada dadkii ku dhintay qarixii is-miidaaminta aha ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sare u kacay, iyagoo gaaray 17…
Taliska Ciidamada Booliska Somalia ayaa sheegay inay ka hortageen Qarax Gaari isku dayey inuu xoog ku maro barta koontaroolka KM4…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax xoog leh oo goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa uu ka…
Xarakada Alshabaab ayaa shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo Is-miidaamiyihii watay gaariga ee ku qarxiyey albaabka Hotelka Cas-casey ee…
War ay baahisay xarakada Alshabaab ayaa lagu sheegay in dabley ka tirsan ay toogasho ku dileen sarkaal ka tirsan ciidamada…
Xarakada Alshabaab ayaa goor dhoweyd shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo hoggaaamiyaha weerarkii lagu qaaday Hotelka Cas-casey ee magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof ganacsade ahaa lagu dilay degmada Dharkeynley, iyadoo Alshabaab ay sheegtay inay…
Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa war kasoo saaray geerida Saxafiyadii caanka ahayd ee Hodon Naaleeye oo heysatay dhalashada…
Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa deggan kadib weerarkii hotelka Cas-casey ay ku qaadeen maleeshiyo Alshabaab oo qasaare weyn dhaliyey.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa xilli danbe booqday Isbitaalka Magaalada Kismaayo oo la geeyay dadkii ku dhaawacmay weerarkii…
Waxaa kacsan xaaladad magaalada Kismayo oo weerar isugu jira qarax is-miidaamin ah iyo weerar toos ah lagu qaaday Hotelka caanka…
Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka ee NISA, ayaa shaacisay inay gacanta ku soo dhigtay labo dabley ah oo ka tirsan…
Maxakamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay 3 dhalinyarro oo loo dil horel oogu xukumay weerarkii…
Wararka laga helayomas’uuliyiin ka tirsan ururka Ashabaab ayaa sheegaya in Gobolka Banaadir oo ah caasimadda Muqdisho loo magacaabay guddoomiye (Waali),…
Iska hor imaad toos ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii koox ka tirsan Alshabab ay weerar ku qaadeen…
Wararka laga helayo Gobolka J/Hoose ayaa sheegay in Al-Shabaab ay maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay afar qof magaalada…
Maxkamadda Alshabaab ee ku taalla magaalada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa xukun toogasho ah ku fulisay Nin la sheegay…
Alshabaab ayaa war ay caawa soo saartay ku sheegatay mas’uuliyadda qaraxii galabta lala beegsaday Taliyihii Saldhiga Booliska Koonfurta Gaalkacyo Cawil…
