Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska lagu dilay degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir.
Browsing: Alshabab
Ciidamada amniga Muqdisho ayaa la sheegay inay gacanta ku soo dhigeen horjooge ka tirsanaa kooxda Alshabaab.
Taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyey inay Khamiistii 2-da bishan Ogost ay 4 qof oo ka tirsan argagixisada…
Wararka laa helayo degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar hoobiyaal ah xalay lagu qaaday saldhig ay ciidamada…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in goor dhoweyd dabley hubeysan ay toogasho ku dileen Madixii Shirkadda hirkadda Startup Grind…
Wararka laga helayo magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa sheegaya in qarax is-miidaamin ahaa uu caawa fiidki ka dhacay magaalada…
Wararka laga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dileen askari ka tirsan ciidamada dowladda…
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya oo halkaasi la geeyay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerarro dhowr ah oo ay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen xalay degmada…
MOGADISHU, Somalia — By the time Abdi (not his real name) was 9 years old, he had already joined al-Shabab,…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in caawa halkaasi lagu dilay taliyihii hore ee ciidamada Birmadka Gobolka Mudug, kadib…
Horjooge ka tirsan kooxda Alshabaab oo u qaabilsanaa Gobolka Bakool, gaar ahaan degmada Waajid ayaa lagu dilay howlgal ka dhacay…
In ka badan 6 qof ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho 24 saac ee ugu danbeeyay kadib falal khaarijin ah oo…
Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab toogteen Sarkaal ka tirsan ciidamada Puntland, falkaasoo ka dhacay magaalada Boosaaso.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Lix askari oo ka tirsan ciidamada dawladda Soomaaliya ay ku dhinteen Qarax Miino…
Kooxda Alshabaab ayaa shacisay magaca iyo beesha uu ka soo jeedo Mid ka mida Ismiidaamiyihi fuliyey Weerarkii Qaraxa ahaa ee…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay Qaraxyo is xigay ay ka dhaceen xalay saq dhexe…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegay inuu weerar duqeyn ah uu xalay ka dhacay degaanka Qalimow, iyadoo diyaarado dagaal…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsan ciidamada Nabadsugidda dowladda Soomaaliya ay dabley hubeysan toogasho ku…
Kooxda Warfaafinta Alshabaab ayaa baahisay sawirrada weerarkii ay shalay ku qaadeen kooxdaasi Saldhiga ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland ee…
