Kooxda Alshabaab ayaa ku hanjabtay inay sii kordhin doonto weerarada ay ku fulineyso magaalada Muqdisho xiligan doorashada madaxweynaha lagu mashquulsan…
Browsing: Alshabab
Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in dagaalyahano loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Alshabaab ay weerar ku qaadeen…
Warbaahinta Kenya ayaa shaacisay magacyada 16 askari oo lagu dilay weerarkii Kulbiyow ee Alshabaab ku qaaday ciidamada Kenya.
Kooxda Alshaab ayaa baahisay markii ugu horeysay muuqaalo sawirro ah oo laga soo qaaday weerarkii ay Jimcihii hore ku qaaday…
Warar laga helo ilo sirdoon ayaa sheegaya kooxda Alshabaab ay weeraro culus u qorsheysay Doorashada Soomaaliya.
Warbaahinta Kenya ayaa sheegtay in qasaaraha ka dhacay saldhiga ciidamada Kenya uu aad uga badan yahay inta ay shaacisay wasaaradda…
Askari ka tirsan ciidamada Kenya ee ku sugnaa xerada ciidamada Kenya ee Kulbiyow oo shalay ay weerareen kooxda Alshabaab ayaa…
Dowladda Kenya ayaa qiratay in ciidamo badan looga dilay weerarkii ay Alshabaab ku qaadeen xerada ciidamada Kenya ee Kulbiyow oo…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ee AMISOM iyo kuwa gurmad ah oo ay wehliyeen…
Waxaa soo baxaya faafhaahin ku saabsan qasaaraha ka dhashay weerarkii Alshabaab ku qaaday degaanka Kulbiyow ee degmada Badhaadhe, iyadoo dagaalkaasi…
Milateriga Kenya ayaa bayaan ka soo saaray goor dhoweyd weerarkii Alshabaab saaka aroortii ku qaadeen saldhiga ciidamada Kulbiyow ee u…
Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay farriin dardaaran ah oo laga duubay mid ka mida is-midaamiyeyaashii isku qarxiyay Hotelka Dayax ee magaalada…
Dowladda Kenya ayaa ka hadashay weerarka Alshabaab ku qaadeen saldhiga ciidamadooda ee ku yaala degaanka Kulbiyow ee Jubbada hoose oo…
Xarakada Alshabaab ayaa sheegatay inay dagaal kula wareegtay saldhigii ciidamada Kenya ee AMISOM ku lahaayeen degaanka Kulbiyow, degmada Badhaadhe ee…
Wararkii ugu danbeeyay ee laga helayo Gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in qasaare badan ka soo gaaray ciidamada Kenya weerarkii…
Maleeshiyada Kooxda Alshabaab ayaa la wareegtay saldhigga weyn ee ciidamadii Kenya ku lahaayeen tuulada Kulbiyow ee degmada Badhaadhe ee Gobolka…
Kooxda Alshabaab ayaa Gobolka Bay ku toogtay saddex nin oo ay ku soo eedeeyeen Jaajuusnimo.
Wasiirka Amniga xukuumadda xilka sii heysa ee Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo ayaa amaan iyo bogaadin u jeediyay maamulka Hotelka…
Faahfaahin kasoo baxeysa dagaalkii shalay ay kooxda Alshabaab ku qaadeen degmada Afgooye ayaa sheegaya in la dilay haween caan ka…
Askari boolis ah ayaa lagu dilay weerar ay kooxda Alshabaab ku qaaday magaalada Mandhera ee Waqooyi Bari Kenya.
